HEADLINES:

BreakingNews:Masuuliyiin caana oo ku dhintay weerar lagu qaaday Hotel Sahafi

1
Sunday November 01, 2015 - 07:44:28 in Articles by Super Admin
  • Visits: 24232
  • (Rating 2.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 0
  • Share via Social Media

    BreakingNews:Masuuliyiin caana oo ku dhintay weerar lagu qaaday Hotel Sahafi

    Waagacusub.net - Kooxo hubeeysan ayaa goor dhaweeyd weerar ku qaaday Hotel Sahafi Muqdisho ,iyagoo ku dilay Masuuliyiin caana oo ay ka mid yihiin Ganacsade Cabdirashiid Ilqeyte xilli ay Salaad subax dukanayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Kooxo hubeeysan ayaa goor dhaweeyd weerar ku qaaday Hotel Sahafi Muqdisho ,iyagoo ku dilay Masuuliyiin caana oo ay ka mid yihiin Ganacsade Cabdirashiid Ilqeyte xilli ay Salaad subax dukanayeen. Weerarka Hotel Sahafi waxaa ku dhintay inta .
Ganacsade Cabdirashiid Ilqeyte.
Xildhibaan Abtidoon Koofi shabaq
Jeneral Cabdikariim Dhegabadan
Wariye Mustafe Safaana.
Waxaa dhaawacmay oo aad u liita
 Amb Abdisalam Haji Ahmed Liiban Dhabancad,
Taliye Gacmo dule - 
Waxaa la hubiyay oo laga soo saaray Hotel-ka 
 Xildhibaan Mohamed Cabdi Yusuf isagoo bad qaba.
Waxaa la rumeeysan yahay iney weerarka fududeeyeen Saraakiisha Damujadiid iyadoo bartilmaameedkuna ahaay in la khaarijiyo Siyaasiin mucaarada oo degan Hotel Sahafi kuwaas oo badankood ku midoobay Xisbiga Daljir.
Ujeedka weerarka waxeey Saraakiil muhiima sheegeen in looga gol lahaay sidii loo khaarijin lahaa siyaasiyiin mucaaradda iyo sidii loo dejin lahaay xiisad ka dhalatay gudiggii loo magacaabay diyaarinta doorashadda Hiiraan iyo Shabelle dhexe.
Weeraradda nuucaana waxeey ka qeyb tahay farsamooyinka Damujadiid adeegsadaan xilliyadda ay ku jiraan xaalado adag oo siyaasadeed.
"Waxaa jira Saraakiil ka tirsan Nabadsugidda NISA kuwaas oo Damujadiid u qaabilsan iney la shaqeeyaan Al-Shabaab ,una fududeeyaan weeraradda xilliyadda ay weerar ku yihiin Hotelo ay degan yihiin Mucaaradkooda" ayuu yiri Sarkaal ka tirsan NISA oo codsaday inaan magaciisa la xusin.
Lama ogga xaaladda Axmed Macalin Fiqi iyo Saciid Siyaad Shirwac oo Hotel-ka deganaa .
 La soco mar walba Update-ka Waagacusub.net

Share on Social Media

Somalia: Al-Shabaab attacks hotel in Barawe

Somalia: Al-Shabaab attacks hotel in Barawe Full Article

 

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Lacago lagu lunsaday Wasaarada Shaqada oo Musuq Maasuq hareeyay

Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article

 

Akhri Dad caana oo Muslim aheyn ayaa qiray in Nabbi Muxamad NNKH ahaay ?

Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga Caqliga, Maskaxda, Hogaaminta iyo Akhlaaqdaba uu ahaa Nabbi Muxamed ( SCW ) waxaana raggaas ay kala yahiin kuwan. Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Daawo] Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday

Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article