HEADLINES:

Live ula soco Weerarka Paris - 153 dhimasho 200 qof dhaawac

0
Saturday November 14, 2015 - 09:34:56 in Articles by Super Admin
  • Visits: 3608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Live ula soco Weerarka Paris - 153 dhimasho 200 qof dhaawac

    Toos ula soco Halkaan weerarka Paris lagu qaaday oo dhimashadu ay mareeyso 153 qof halka dhaawacana uu kor u dhaafay 200 qof

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toos ula soco Halkaan weerarka Paris lagu qaaday oo dhimashadu ay mareeyso 153 qof halka dhaawacana uu kor u dhaafay 200 qof

09:28 SGA: Dhaqdhaqaaqa xuduudaha Faransiiska ayaa la yareeyay, dadka ka gudbayana si adag ayaa loo baarayaa, sida warbaahinta dalkaasi ay ku warameyso.

09:25 SGA: Dacwad oogayaasha Faransiiska waxa ay sheegayaan inay suuragal tahay in weli ay "argagixiso" ku dhex dhuumanayaan Faransiiska.

09:21 SGA: Ra'iisul wasaaraha Britain ayaa waxa uu qabanayaa kullan degdeg ah oo laamaha amniga ay ka qeybgalayaa, taas oo jawaab u ah weerarkii "argagixiso" ee Paris lagu qaaday.

09:17 SGA: Baarayaal heer sare ah ayaa goobaha weerarada ay ka dheceen la geeyay, waxayna baarayaan hubka iyo faraha kooxda weerarka looga shakisan yahay.

Image copyrightAFP
Image captionKhubarada baareysa goobaha weerarada

09:15 SGA: Dadka ka faalooda arrimaha amniga waxa ay sheegayaan in weerarkan uu la mid yahay kuwa ay fuliyaan kooxaha ka dagaallamaya Suuriya iyo Ciraaq.

09:12 SGA: Faransiiska sanadkan waxaa ka dhacay weeraro aad u halis ah oo lagu eedeeyay "argagixiso" sida gooxda la baxday Khilaafada Islaamka.

09:10 SGA: Waxaa laga cabsi qabaa in tirada dhimashada ay ka badato 140 qof.

Image copyrightAFP
Image captionNin meel qashinka lagu shibo ku dhuumanaya intuu weerarka socday

08:59 SGA: Dagaalyahano u dhashay dalalka Reer Galbeedka ayaa ka barbar dagaallamaya kooxaha ku sugan Bariga dhexe iyo Soomaaliya.

08:55 SGA: Dalal ay Shiinaha ka mid tahay waxa ay ballan qaadayaan in Faransiiska ay la wadaagi doonaan warkastoo la xiriira weerarada ay Argagixisada qorsheynayaan.

08:52 SGA: Dalal badan oo daafaha caalamka ku kala yaalla ayaa amnigooda la adkeeyay, Mareykanka ayaana ka mid ah.

08:42 SGA: Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa weerarka Paris ku tilmaamay ficil ka dhan ah aadanaha.

08:37 SGA: Baaritaan qof qof ah ayaa Paris ka bilowday sida warbaahinta dalkaasi ay ku warramayaan.

Image copyrightReuters
Image captionNin dhulka jiifo oo boolis ay baarayaan aqoonsigiisa
Image copyrightAFP
Image captionDhaawacyada oo weli la uruurinaayo

08:36 SGA: Boqortooyada Sucuudiga ayaa cambaareysay weerarada Paris.

08:34 SGA: In kabadan 80 ka mid ah dadka weerarada ku dhintay waxay ku sugnaayeen meel ay ka socotay xaflad miyuusik.

08:32 SGA: Inkabadan 15 kun oo askeri ayaa gudaha u galay magaalada Paris. dadkana waxaa loo sheegay inaysan guryahooda ka soo bixin.

08:30 SGA: Weeraradan xalay ka dhacay Paris waxa ay imaanayaan 10 bilood ka dib weerarkii lagu qaaday wargeyskii Charlie Hebdo, iyo maalin kaddib markii Mareykanka uu sheegay inuu weeraray Jihadi John.

Image copyrightGetty Images
Image captionMadaxweynaha Faransiiska oo ku sugan Bataclan oo ah meesha weerarada ka dheceen

08:27 SGA: Madaxweynaha Faransiiska oo warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay inay dagaal la gali doonaan "argagixisada".

08:25 SGA: Ra'iisul wasaaraha Pakistan Mohamed Nawaz Shariif ayaa si adag u cambaareeyay weerarka Paris.

08:20 SGA: Dadkii ka badbaaday weerarada ayaa waxa ay bilaabeen inay ehelladooda raadiyaan.

Image copyrightReuters
Image captionNin kabadbaaday weerarka

Image copyrightReuters
Image captionEhello iyo saaxiibo dib u kulmaaya

Image copyrightAP
Image captionDadka ka badbaaday weerarka

08:13 SGA: Baarayaasha Faransiiska waxay bilaabeen inay baaraan aqoonsiga kooxda weerarka ka dambeysay.

Image copyrightAFP
Image captionWaa militari ku dhex sugan magaalada oo dhan

08:09 SGA: Magaalada Paris ayaa waxa ay noqotay meel ay buuxdhaafiyeen ciidan, aadna amniga waaloo adkeeyay nawaaxiga Magaalada.

08:06 SGA: Madaxweynaha Shiinaha ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in Faransiiska ay kala shaqeeyaan la dagaallanka "Argagixisada".

08:04 SGA: Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa weerarkaasi ku tilmaamay ficil waxshinimo oo rayidka lagu argagixinaayo.

08:02 SGA: Majirto cid sheegatay weerarkaasi, laakiin waxaa farta lagu fiiqayaa xagjiriin Islaamiyiin ah.

Image copyrightAFP
Image captionGaroonka uu weerarka ka dhacay

07:58 SGA: Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa inay sare u sii keceyso, 200 oo qof ayaana ku dhaawacantay, 80 ka mid ah xaaladooda aad bay u liidataa.

07:56 SGA: New York, Boston iyo magaalooyiin kaloo ku yaalla Mareykanka ayaa amnigooda aad loo adkeeyay weerarka Paris ka dib

07:54 SGA: Weerarkan waa kii ugu dhimashada badnaa ee Faransiiska ka dhacay tani iyo dagaalkii labaad ee Dunida

Image copyrightEAP
Image captionAskar kormeereysa magaalada Paris

07:51 SGA: Jidadka Magaalada Paris ayaa waxaa ka bilowday baaritaan iyadoo dalka oo dhan la geliyay xaalad degdeg ah.

07:48 SGA: Sideed qof oo looga shakisan yahay weerarkii Baris ayaa la dilay, waxaa kaloo bilowday ugaarsiga dadkaloo laga shakisan yahay inay kooxdaasi caawinayeen.

07:45 SGA: Baliiska dalka Faransiiska ayaa sheegay in ugu yaraan 100 qof ay ku dhinteen weeraro isxig-xiga oo ka dhacay caasimada Paris. Halkan kala soco wararkii ugu dambeeyay.

05:50 SGA: Seddax kamid ah dablayda way is qarxiyeen halka midka afaraadna la toogtay

05:20 SGA: Booliska waxa uu sheegay in dhamaan raggii ku lug lahaa qaraxyada iyo rasaasyanta ay dhinteen.

Image copyrightAFP
Image caption
Share on Social Media

UAE steals old and rare trees from Socotra Island

UAE steals old and rare trees from Socotra Island Full Article

 

Topnews:- Kudladda Horusocod oo shuruudo adag ku xirtay Ansixinta Miisaaniyada 2017

Waagacusub.net - Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa Gudiga Maaliyada ee Baarlamaanka oo haatan gacanta ku haya dib u eegida Miisaaniyada 2017 ayaa ka dalbaday inay Miisaaniyadaa u soo badhigaan Shacabka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed si ay ula arkaan qaladaadka iyo ku takri falka ka muuqda Miisaaniyada 2017. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

[Daawo] FC Barcelona oo ku tumatay Paris Saint-Germain [Ciyaar adag]

FC Barcelona vs Paris Saint-Germain Live Stream 08.03.2017 – Champions League Live Stream Barcelona vs PSG Live Stream UEFA Champions League – Round of 16, Second Leg Date: Wednesday, 8th March 2017 Kick-Off at 19:45 UK / 20:45 CET Venue: Camp Nou, Barcelona. LiveStream, Broadcast Barcelona - PSG прямая трансляция Барселона – ПСЖ Barcelona v PSG transmision en vivo Barcelona x PSG transmissao ao Vivo Barcelona vs PSG vivre Barcelona vs psg en direct Full Article

 

[Dhageyso] Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article

 

[Daawo] Live Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo oo 120 Dowladood ka qeybgaleen

Daawo Live Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo oo 120 Dowladood ka qeybgaleen Full Article

 

[Topnews:-] Madaxweynaha boqol kun - Taliyaha NISA toban kun ? madax aan iska warqabin oo kala socota iyo ceebta hareeysay

Waagacusub.net - Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Taliyahiisa Ciidanka NISA Jeneral Gaafow ayaa qaraxii kadib hadalo iska hor imaanaya u sheegay shacabka. Full Article

 

[Daawo] qaraxii Xamar oo 29 qof ku dhimatay tiro badana dhaawacmeen

Waagacusub.net - Baabuur qaraxyo lagu raray ayaa ku qarxay halka lagu magacaabo Kaawo Godeey oo ka tirsan Degmadda Wadajir ee Muqdisho. Full Article

 

[Sirculus] Digniin ku socota Madaxweyne Farmaajo,

Waagacusub.net - Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah in ay heystaan isla markaana ay maamulaan Qaar ka mid ah kaamirooyin-ka (CCTV) ee ku xiran Xarunta (Villa Somalia) . Full Article

 

[Daawo Live] banaanbaxii ugu weeynaay oo Xamar ka socda

Daawo Live banaanbaxii ugu weeynaay oo Xamar ka socda Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article