Saraakiil Somalia oo la shaqeeya Sirdoonka Ethiopia iyo Laba Sarkaal oo ka tirsan Sirdoonka Reer Galbeedka ee ka hoowlgala gudaha Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay iney Ethiopia wadato qorshe ay ka soo shaqeeysay oo iskuugu jira [Plan A] iyo [Plan B]
Plan A waxeey Ethiopia qorsheeysay iney Gudoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Somalia ka dhigaan Cabdirashiid Xidig oo hadda ku magacaaban Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka Somalia,
Haddii Xidig ku guuleeysto iyo haddii uu guuldareeystaba wuxuu qorshahoodu yahay In Shariif Xasan ku guuleeysan doono Madaxweynenimadda Somalia.
Haddii Dowladda Ethiopia ku guuldareeysato xilalka ay la raadinayaan Cabdirashiid Xidig iyo Shariif Xasan kadib waxeey u gudbi doonaan qorshaha {B}
Plan B - waxeey Ethiopia qorsheeysay Iney u ololeeyaan.
1- In Nin la dhashay Shariif Sakiin oo lagu magacaabo Madeer laga dhigo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo codadka uu Xidig helo isaga loogu shubo maxaa yeelay Madeer waa Somaliga kaliya ee Ethiopia ugu jeceshahay siyaasiyiinta oo dhan,waana nin ku faana inuu dhalasho ahaan yahay Ethiopian laakiin waxeey isku hooyo yihiin Shariif Xasan Sheekh Adan. waana laga yaabaa in ninkaas xilsare qabta ugu dambeeyn.
2- Iney Ethiopia u ololeeyso sidii Cumar Cabdirashiid u noqon lahaa Madaxweynaha Somalia,iyadoo lagu ballamay inuu Garguurte siiyo codadkiisa haddii uu wareega 1-aad ka cod bato.laakiin taas Cumar uma fulin doono sideey Ethiopia kula ballantay.
3- Haddii Cumar Cabdirashiid guuleeysto wuxuu qorshaha Ethiopia yahay inuu Ra’isulwasaare u magacaabi doonaa Jabriil Ibrahim Cabdulle laakiin Ethiopia waxeey kula ballantay inuu ka dhigo Cabdullahi Sanbaloolshe.
Xukumadda Ethiopia ayaa Dowladaha Mareykanka iyo Yurub ka dhaadhicisay iney Somalidu yihiin dad daciifa oo aan dowladnimo u qalmin oo qabyaalad kala weyn tahay Qaranimadooda.sidaas darteed waxeey doonayaan Iney Kacaan beelaha Habargidir,Murusade iyo Abgaal kadibna ay yiraahdaan ,Sidaan idiin sheegnay waaye,dadkaan maxaa yeelay waxba isuma ogola.
Xukumadda Ethiopia oo iibsatay dhawaan Maraakiib dagaal iyo kuwa ganacsi waxeey xilliyadaas la wareegi doonaan Dekadaha Kismaayo,Baraawe,Hobyo iyo Muqdisho iyadoo mar labaad gudaha Somalia soo gelineysa Ciidan dhan afartan kun oo Askari.
Ethiopia sidoo kale waxeey doonayaan iney Galgaduud iyo Mudug ka ridaan dagaalo,iyagoo Ciidankoodana gacan kageeysan doono.
Qorshaha Xabashida degtay wuxuu yahay iney dagaalo ka dhex ridaan Habargidir iyo Mareexaan,sidoo kalena dagaal kale ka dhex ridaan Habargidir iyo Majeerteen taas oo sahli doonto in laga mashquulo oo Ciidamadda xabashidana dhulkaas ku tagaan magaca Amisom.
Sikastaba ha ahaatee, Xogtaan waxaad ku xasuusan doontaan Warbaahinta Waagacusub iyadoo laba bil kadib aad shaashadaha ka arki doontaan ,Garguurte,Xalweyste,Shariif Sakiin iyo Xidig oo u kala sharaxan dhamaantood Madaxweyne iyo Gudoomiye Baarlamaan.
Fiiro: Warbixintaan waa xasaasi,waana xog sirdoon sidaas darteed malaha xigashooyin muuqda ,sababa amaan darteed.
By Dahir Alasow
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article
Waagacusub.net - Somalia displayed a lot of pluck but were left ruing their luck as Oman advanced to the main draw of the FIFA Arab Cup with a 2-1 win Sunday evening. The Omanis scored twice in the first half of the lively game at the Sheikh Jassim Bin Hamad Stadium before Somalia pulled one pack nine minutes after the break. Full Article
Waagacusub.net - Kenyan ambassador to Somalia Lucas Tumbo has today arrived in Somali capital, Mogadishu barely a week the two countries agreed restore their diplomatic ties. Full Article
Waagacusub.net - Several people were killed and a number of others wounded in mortar shells that struck targets near Somalia president's residence in the capital Mogadishu on Wednesday, local officials have confirmed. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sir culus ]Ethiopia oo dejisay qorshe ay kula wareegeyso Somalia 2016 "Shaqsiyaadka"
Dowladda Ethiopia ayaa dejisay qorshe ay dooneyso iney guud kula wareegto taladda Jamhuuriyadda Somalia wixii ka dambeeya sanadkaan 2016,sida Warbaahinta Waagacusub ogaatay.