HEADLINES:

[Sir Culus:]Puntland oo ku guuleeysatay in Xaaska Madaxweynaha Galmudug xilkii Safiirnimo laga qaado? ["Dekadda Hobyo darteed"]

0
Monday April 11, 2016 - 08:35:04 in Daily News by Super Admin
  • Visits: 24570
  • (Rating 4.2/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 1
  • Share via Social Media

    [Sir Culus:]Puntland oo ku guuleeysatay in Xaaska Madaxweynaha Galmudug xilkii Safiirnimo laga qaado? ["Dekadda Hobyo darteed"]

    Waagacusub.net - Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ku guuleeystay in si degdega xilka qaadis loogu sameeyo Xaaska Madaxweynaha Galmudug oo aheyd Safiirka Somalia u fadhiyay dalka Ciraaq,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ku guuleeystay in si degdega xilka qaadis loogu sameeyo Xaaska Madaxweynaha Galmudug oo aheyd Safiirka Somalia u fadhiyay dalka Ciraaq,

Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa xilka qaadis degdega ku sameeyay Khadiijo Makhsoumi kadib markii ay Dekadda Hobyo geeysay wafdi uu ka mid ahaay Ra’isulwasaarahii hore ee Ciraaq Ilyad Calawi iyo Xildhibaano Ciraaqiyiina kuwaas oo sheegay iney maalgelinayaan dhismaha dekadda Hobyo ee gobolka Mudug.


Ra’isulwasaare Cumar ayaa Madaxweyne Garguurte u sheegay inuusan Madaxweynaha Puntland aqbaleyn 4.5 haddii uusan si degdega u eryin Xaaska Cabdikariim Xuseen Guled,wuxuu kale oo Ra’isulwasaaraha sheegay in wafdiga ay geeysay Hobyo ay aad uga carootay Boqortooyadda Saudi Arabia.

Ra’isulwasaare Xalweyste ayaa si degdega golaha Wasiiradda u horgeeyay Safiirkii hore ee Rwanda Mr Abdullahi Hassan oo u dhashay beesha Biyamaal,iyadoo markiiba uu Madaxweynaha u magacaabay Safiirka Somalia u fadhin doono Ciraaq.

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Guled ayaa horey u booqday Ciraaq iyadoo la siiyay lacag dhan Nus Milyan dollar hasse yeeshee xanta ugu badan Galmudug iyo Muqdisho waxeey noqotay sida Masiirkii shacabka Galmudug loogu aaminay qof difaacan waayay xilkii xaaskiisa ku magacaawneed iyo Dowladii uu heshiiska kula galay iney dhisaan Dekadda Hobyo.

Sikastaba ha ahaatee ,Puntland waxeey muujisay awood dheeriya iyadoo ku guuleeysatay iney rajadii laga qabay dhismaha Dekadda Hobyo meesha ka saarto maadama haddii la dhiso Hobyo ay sababi karto hoos dhac wajaha Dekadda Boosaaso ee Maamulka Puntland ka helo dhaqaalaha ugu badan ee maareeynta hoowlahooda maamul.

By Dahir Alasow

[email protected]



Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

[Sirculus:] Dowladaha Caalamka oo qarinaya deb gubi doona Somalia Yemen ilaa Canfarta kadib markii 1500 dilaacday badda - Calaamadahii Aakhiru Sabanka.

Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article

 

[Daawo] Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay

Daawo Fanaanadda Yurub Geenyo oo soo qaaday hees qisa dhaba laga sameeyay . Full Article

 

[Topnews:-] Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Jaajuus Ethiopia laga dhigin Wasiir ?

Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article

 

[Daawo] Magacyadda Liiska Wasiiradda Cusub oo Al Itixaad laga wada dhigay

1- Fahad Yaasiin Xaaji Dahir - Reer Aw Xasan. 2- Cabdullahi Carab - Dir Surre 3- Cabduqadir Cosoble ,Hawiye Abgaal Warsengeli 4- Cali Xaaji Shirwac ,Daarood ,Majeerteen 5- Axmed Gaboobe, Dir Gaadsan 6- Saciid Ciid , Carab Saalax 7- Jamac Caydiid - Daarood Dhulbahante 8- Nur Faarax, Dir, Isaaq Habaryoonis 9- CabdiNur Sheekh Maxamed, Hawiye Xawaadle 10-Cabdifitaax Geesey, Mirifle , Leesaan Sii Daawo Full Article

 

[Daawo] shaqaalahii Somalida oo laga eryay Dekadda Berbera

Daawo shaqaalahii Somalida oo laga eryay Dekadda Berbera Full Article

 

[Daawo degdeg] Cod sira Fadeexadii aduunka iyo sir culus oo laga duubay Siilaanyo iyo wiilka uu soddogga u yahay

Daawo degdeg Cod sira Fadeexadii aduunka iyo sir culus oo laga duubay Siilaanyo iyo wiilka uu soddogga u yahay Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article