Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo loo yaqaan farsamayaqaan geesiya ayaa ku guuleeystay in Kaxda Sheekhaal loo aqoonsado Degmo sharciya ,isagoo dhinaca kalena shaqo geeyay dhalinyaro badan oo iskuugu jira guud ahaan beelweynta Sheekhaal.
Odayaasha dhaqanka iyo dhalinyaradda beesha Sheekhaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa yiri "Xildhibaan Cabdiraxmaan dheere ka hor beeshu malaheyn Ciyaaryahan dhalin kara goolal siyaasadeed,waxaana u heeynaa abaal iyo taageero”
Sikastaba ha ahatee, Xildhibaanka ayaa noqday siyaasi shacabka uu metelo taageero xoogan ka helo waloow shaqsiyaad uu shaxaad u diiday iyo kuwa kursigiisa damac ka galay ku mashquulsan yihiin sidii ay dacaayad ugu sameeyn lahaayeen.
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Muqdisho, 31, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara'id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha ka howl gala Dekeda iyo garoonka iyo horumarada dowladu ay ka samaysay cafinta daymaha dalka lagu leeyahay. Full Article
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal kala duwan kasoo qabtay kooxdaasi. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Wasiir Cabdiraxman dheere oo beesha Sheekhaal u noqday Ciyaaryahan muhiima.
Waagacusub.net - Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra'isulwasaaraha Cabdiraxmaan dheere ayaa noqday Laacib goolal muhiima u dhaliyay beesha Sheekhaal maadama uu yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia iyo Wasiirka beesha ay leedahay.