HEADLINES:

[Dhageyso] Xildhibaankii Habarjeclo ee isku qarxiyay Muqdisho oo Xaaji Cabdi Waraabe ugu baaqay inuu isqarxiyo maxaase kala dhaxeeyay Wasiir Maareeye ?

0
Wednesday July 27, 2016 - 08:07:01 in Articles by Super Admin
  • Visits: 31286
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 7 5
  • Share via Social Media

    [Dhageyso] Xildhibaankii Habarjeclo ee isku qarxiyay Muqdisho oo Xaaji Cabdi Waraabe ugu baaqay inuu isqarxiyo maxaase kala dhaxeeyay Wasiir Maareeye ?

    Waagacusub.net - Xildhibaankii isku qarxiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee beesha Habarjeclo u dhashay ayaa fariin u diray Odayga ugu da'da weyn odayaasha beesha Isaaq ee Xaaji Cabdi Waraabe,wuxuuna ugu baaqay inuu isqarxiyo laakiin odayga ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Xildhibaankii isku qarxiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee beesha Habarjeclo u dhashay ayaa fariin u diray Odayga ugu da'da weyn odayaasha beesha Isaaq ee Xaaji Cabdi Waraabe,wuxuuna ugu baaqay inuu isqarxiyo laakiin odayga ay ilma adeerta yihiin ee Saleebaan Gaal baaqaas uma dirin Mr Badbaado.

Saalax Nuux Ismaaciil  oo ku magacdheer (Saalax Bad-baado) islamarkaana ah Aabe 57 jir ah, oo soo maray maraaxil kala duwan oo taariikhiya ayaa ka mid ahaa raggii isku qarxiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

 HALKAAN KA DHAGEYSO WAREEYSI UU BIXIYAY INTUUSAN IS QARXIN KA HOR.

Saalax wuxuu ku dhashay degmada lagu magacaabo Gar-Adag oo ka tirsan gobolka Sanaag sanadkii 1960-kii. wuxuu qabiil ahaan ku reer hoose yahay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ,Wuxuu Waxbarashadiisa hoose iyo dhexe ku soo qaatay degmooyinka Shiikh iyo Ceerigaabo, ugu dambeyntiina Dugsiga sare kaga soo baxay Magaalada Hargeysa ee Xarunta gobolka Waqooyi-Galbeed.

"Wasiirka Warfaafinta Somalia Mr Xayir Maareeye ayaa kala shaqeeyay hoowlgalkiis qarxinta ,waxeeyna ahaayeen isku reer hoose ,isagoo bil walba u diri jiray lacag dhan afar boqol oo dollar,waan hubaa inaad dhawaana maqli doontaan in Wasiir Mohamed Xayir Maareeye laftiisa isqarxiyay” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA.

Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka  Soomaaliya sanadihii 2000 ilaa 2010-kii. wuxuuna horey Farmashi ugu iibin jiray Berbera.

10-kii Febraayo ee sanadkii 2010 ayuu ku biiray argagixisadda Al-Shabaab.

Wuxuu wax ku bartay oo uu ka  qalin jabiyey Machadka culuumta sharciga Argagixisadda Al-Shabaab ee Cabdalla Cazaam, halkaas oo uu ku xareysnaa muddo hal sano ah, Wuxuuna sidoo kale la soo shaqeeyey Makaatib kala duwan oo uu ka mid yahay Maktabka Dacwada, Maktabka Tacliinta, Maktabka Ashbaalka, iyo Maktabka Istish-haadiyiinta oo uu hadda ka tirsanaa.

Idaacada argagixisadda Andalus ayaa Wareeysi gaar ah  la yeelatay Saalax Bad-baado ka hor inta uusan u dhaqaaqin hadafkiisa, Wuxuuna dirayaa fariimo dhowr ah oo ku wajahan dadka Soomaaliyeed,

Share on Social Media

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 

Wasiir Beyle oo Saxaafadda uga warbixiyey 60-kii maalmood wixii u qabsoomay

Muqdisho, 31, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara'id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha ka howl gala Dekeda iyo garoonka iyo horumarada dowladu ay ka samaysay cafinta daymaha dalka lagu leeyahay. Full Article

 

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article