HEADLINES:

[Topnews:-] Gudoomiye Jawaari oo ceeb iyo sharcidaro dhex fariistay iyo Isbaheysiga Xisbiyadda oo meel adag ka istaagay

0
Monday August 29, 2016 - 18:36:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 3985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Gudoomiye Jawaari oo ceeb iyo sharcidaro dhex fariistay iyo Isbaheysiga Xisbiyadda oo meel adag ka istaagay

    Isbahaysiga Xisbiyadu marna ma aqbali doono isbedel lagu sameeyo liiska odoyaasha dhaqanka ee 135-ta ee la isku raacay. Keliya wuxuu Isbahaysigu aqoonsanyahay sidii uu horay u cadeeyey in liiska lagu soo daro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 401 KB
Isbahaysiga Xisbiyadu marna ma aqbali doono isbedel lagu sameeyo liiska odoyaasha dhaqanka ee 135-ta ee la isku raacay. Keliya wuxuu Isbahaysigu aqoonsanyahay sidii uu horay u cadeeyey in liiska lagu soo daro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ay madaxda Madasha, Isbahaysiga Xisbiyadda, Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba u aqoonsan yihiin in uu yahay Ugaaska Beesha Xawaadle si midaysan u duubatay.

WAR SAXAAFADEED

UJEEDDO: FARAGELINTA ODOYAAL DHAQAMEEDKA 135-TA AH

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed wuxuu si wayn uga soo horjeedaa faragelinta gurracan & gacma-gacmeynta sharci-darrada ah ee qaar ka mid madaxda Madasha Qaran ay ku sameynayaan liiska Odayaal Dhaqameedka 135-ta ee la isku raacay shirkii Baydhabo dabayaaqadii bishii Juun 2016.

Isbahaysugu wuxuu xog ku helay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu maalmihii ina dhaafay dadaal aan kala go’ lahayn u galay in uu magacaabo Oday cusub oo ay beeshareer Aw-xasan yeelato, si uu ugu sadburiyo saaxibkiis Faarax Sheekh C/qaadir oo u tartamaya xilka xildhibaanimo ee Beesha Reer Aw-xasan sanadka 2016-ka.

Faarax oo horay isaga dartiis uu Madaxweynuhu labo xukuumadood xilka uga tuuray, tii saddexaad ay sigatay ayaa sabab u ahaa xasilooni-darri siyaasadeed in dalka iyo dawladnimada Soomaaliya ay gasho, haddana la doonayaa in hanaankii doorashada awgiis loo afduubo.

Isbahaysiga Xisbiyadu marna ma aqbali doono isbedel lagu sameeyo liiska odoyaasha dhaqanka ee 135-ta ee la isku raacay. Keliya wuxuu Isbahaysigu aqoonsanyahay sidii uu horay u cadeeyey in liiska lagu soo daro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ay madaxda Madasha, Isbahaysiga Xisbiyadda, Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba u aqoonsan yihiin in uu yahay Ugaaska Beesha Xawaadle si midaysan u duubatay.

Isbahaysigu wuxuu canbaaraynaa falka gurracan ee sharci-darrada ah ee uu Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Mudane: Maxamed Cismaan Jawaari uu ku go’aansaday soosaarista warqad ku summadaysan 1360/19/1/9/16, soona baxdey taariikh: 26 August 2016, taasoo uu kaligiis ku sheegtay in uu metelo Madasha, kuna saxiixay oday cusub oo ka dheeri ah odoyaashii dhaqanka ee tiradooda aheyd 135-ta, ayadoo aysan madashuna xaq u laheyn faragalinta liiska odoyaasha.

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed

page1image16712page1image16872page1image17032page1image17192page1image17352page1image17520page1image17688page1image17856

IXS/GF/020/16

page1image18472page1image18632

Mogadishu, Somalia, Mobile: +252617505550 Email: [email protected]

Wuxuu Isbahaysigu ka walaacsan yahay in Madasha Qaran ee laga filayey daah-furnaan, miisan iyo isku dheelitirnaan siyaasadeed ay noqotay gole uu Musharax Xasan Sheekh marsiisto danihiisa gaarka ah, taasoo yeelatay muuqaalka guddigii ololaha musharax Xasan Sh.

Isbaheysigu wuxuu u arkaa dhacdadaan mid lagu xalaaleysanayo dhimista awoodda odoyaashii 135-ta ah, bedelidda odoyaasha ay u arkaan ineysan u janjeerin dhankooda iyo kordhinta tirada odoyaasha, taasoo halis galineysa hanaanka doorashada iyo qabsoomidda doorasho xalaal ah, isla markaana keeni karta xasilooni darro siyaasadeed iyo mid amni oo soo korodha.

Isbahaysigu wuxuu uga digayaa Guddiga Doorshadda Dadban ee heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed, in aysan faraha la gelin liiska odayaasha ee la isku raacay. Wuxuu Isbahaysigu Odayaasha dhaqanka ee liiska 135-ta ugu baaqayaa in ay ka hor yimaadaan faragelinta qaawan iyo qaabka la doonayo in lagu sicir barariyo liiska odoyaasha.

Wuxuu Isbahaysigu ku wargelinayaa Qaramada Midoobay iyo xubnaha kale ee beesha caalamka ee taageeraya doorashada Soomaaliya in ay halis soo food saartay hufnaanta hanaanka doorashadda Soomaaliya, ayadoo loogu baaqayo in ay qaadaan tallaabo lagubadbaadinayo hanaanka doorashada dalka, oo aysan noqon kuwa hortooda lagu musuqmaasuqa doorashadii ay xoogga iyo xoolaha badan ku bixiyeen.

Dhammaad 

Share on Social Media

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

Topnews:- Kudladda Horusocod oo shuruudo adag ku xirtay Ansixinta Miisaaniyada 2017

Waagacusub.net - Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa Gudiga Maaliyada ee Baarlamaanka oo haatan gacanta ku haya dib u eegida Miisaaniyada 2017 ayaa ka dalbaday inay Miisaaniyadaa u soo badhigaan Shacabka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed si ay ula arkaan qaladaadka iyo ku takri falka ka muuqda Miisaaniyada 2017. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

Topnews:- Ra'isulwasaare Kheyre oo ku ceeboobay Magacaabista Nin lacag badan ka dhacay Musharaxiintii guuldareeystay ?

Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article