Wasiiraddii hore ee Haweenka iyo qoyska Amina Maxamed Mursal ayaa Raísulwasaare Cumar Cabdirashiid ku tiri " Wariye Dahir Alasow waa wadani daacadda,waana xog ogaal badbaadiyey nolosha boqolaal qof ,wuxuu qaraxii Liido u dhacay siduu u sheegay,sidoo kalena warbixinadiisii hore waxeey noqdeen dhab sidaas darteed waxeey Haweenka Qaranka kuugu yimaadeen inaad taageertaan”?
Raísulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa haweenka Qaranka Somalia ugu jawaabay "Dahir Alasow waa run sheege daacadda,waana idinku raacsanahay iney Xukumadda abaalmariso”
Raisulwasaraha wuxuu si kaftana u yiri "Shacabka Soomaaliyeed ma rumeeystaan waxeey Dowladda u sheegto laakiin Dahir Alasow wuxuu sheego waa rumeeystaan sababtuna waxeey tahay warkiisu waa xaqiiqo”
75 ka mida hormuudka haweenka Soomaaliyeed ayaa la kulmay Raísulwasaare Cumar Cabdirashiid waxeeyna weeydiisteen inaan lagu safaadin saamiga boqolkiiba sodon ee haweenka laga siiyay xubnaha golaha Wakiiladda Somalia.
Raísulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa u sheegay haweenka inuu xaquuqdooda u dagaalami doono hasse yeeshee waxaa aad u yar rajadda laga qabo inuu xaquuqda haweenka soo celsho.
Hormuudka haweenka ee Raísulwasaaraha la kulmay waxaa ka soo dhexmuuqday:-
1- Wasiiradda Haweenka iyo qoyska Sahra Maxamed Cali Samatar,
2- Gudoomiyaha Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale.
3- Wasiiraddii hore ee Haweenka iyo arrimaha qoyska Amina Maxamed Mursal
4-Gudoomiyahii hore ee Degmadda Wardhiigley Deeqa Cabduqadir.
4- Maamo Sahra Sheekh Xuseen.
5- Aamino Xaaji Cilmi , Urur haweenka u dooda ayey madax ka tahay.
6- Gudoomiye ku xigeenka haweenka Canab Cali Xasan.
7- Asli Ismaaciil Ducaale,
8- Baarliin Cadami.
9- Shamsa Ibrahim Boolis.
Sikastaba ha ahaatee wuxuu Dahir Alasow yiri "Haweenka Qaranka Soomaaliyeed iyo Raísulwasaaraha waa mahadsan yihiin ,waxeeyna amaantooda ii tahay dhiirigelin wanaagsan oo igu qasbeeyso inaan u shaqeeyo dalka,dadka iyo diinta”
Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ay qayb tooda uga qaadan lahaayeen howsha Qaran.waxaana kulankan soo qaban qabiyey Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Soomaaliya. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article
HORDHAC Full Article
Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article
Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Wariye Dahir Alasow oo Haweenka Qaranka iyo Raísulwasaare Cumar u mahadceliyay ?
Wariye Dahir Alasow ayaa Gabdhaha Hormuudka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo ay horkacayeen Wasiiradda Haweenka Sahra Cali Samatar iyo Gudoomiyaha Ururka haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale uga mahadceliyay taageeradda ay la garab istaageen