HEADLINES:

[Topnews:-] Galmudug oo war culus soo saartay iyo Sarkaal ka badbaaday duqeyntii oo Puntland afduubatay ?

0
Friday September 30, 2016 - 00:52:19 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14285
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Galmudug oo war culus soo saartay iyo Sarkaal ka badbaaday duqeyntii oo Puntland afduubatay ?

    Subaxinimadii shalay oo ay taariikhdu ahayd 28/09/2016 ayaa ciidamada cirka mareykanku duqayn ugeysteen cutub kamid ah ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Subaxinimadii shalay oo ay taariikhdu ahayd 28/09/2016 ayaa ciidamada cirka mareykanku duqayn ugeysteen cutub kamid ah ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Duqayntaas waxaa lala beegsaday cutub ka mid ah ciidamada Dowlad Goboleedka Galmudug oo ku sugnaa fariisin ku taal bariga magaalada Gaalkacyo. Duqayntaas waxaa lagu dilay 13 askari oo ciidanka Galmudug halka 7 kalena ay ku dhaawacmeen weerarkaas, ayadoo wali la la’yahay hal askari geeri iyo nolol intaba. Waxaa qasaarahaas ka dhashay ka mid ah in lagubay labo gaari oo nuuca tiknikada ah oo ay lahaayeen ciidamada Dowlada Galmudug.

Dowlad Goboleedka Galmudug waxay aad uga xuntahay in Wasaaradda Gaashaandhiga Maraykanku ay isticmaashay xog qaldan oo aan tuhunsanahay inay dhinaca maamulka Puntland kaga timid taasoo laga lahaa dano gaar ah iyo ujeedooyin guracan oo aan marna u adeegeeyn hadafka iyo ujeedka ladagaalanka argagixisada.

Dowlad Goboleedka Galmudug Waxaa ka go’an ladagaalanka argigixisada, waxayna si geesinima leh goobo badan kula dirireen bilawgii sanadkan maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaa xusid mudan in ciidanka la laayayna ay ka mid ahaayeen, qeyb lixaad lehna ka qaateen dagaaladaas shabaabka looga difaacayay guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada GalMudug

Xogta qaldan ee sida ula kaca ah loogu marin habaabiyay dowlada Mareykanka waxaa looga gol lahaa in lagu abuuro dhiilo colaadeed oo dhaawaceysa xiriirka labada maamul, taas oo sababi karta in laga weecdo hadafkii guud ee ladagaalanka argagixisada laguna mashquulo loolanka siyaasadeed oo aysan cidna ka faa’iideynin.

Galmudug marna diyaar uma ahan in ay dabinkaas ku dhacdo waxaana ka go’an ladagaalanka argigixisada waxa ayna u diyaarisay ha’ado nabadgalyo oo la socda dhaq dhaqaaqa argagixisada kulana dirira meelkasta oo ay joogaan, waxaa sidoo kale ku sugan Galmudug hay’ada sirdoonka qaran oo ay Galmudug wada shaqeyn buuxda la leedahay inta aan ognahay labada hay’adood midkoodna lama wargalin.

Galmudug waxaay cadeyneysaa moowqifkeeda ah in Galkacyo iyo arimaheedu yihiin kuwo xasaasi ah, sidaa darteedna Dowlada Galmudug kuma qanacsana jawaabta hordhaca ah ee ilaa iyo haatan soo baxday , waxaana ugu baaqeynaa Dowlada Mareeykanka iney baaritaan dheeri ah sameeyso Galmudugna waxa ay diyaar u tahay iney gacan ka geysato arinkaas waxaana mar kale ku celineynaa sida ay Galmudug uga go’antahay ladagaalanka argagixisada.

Waxaan ku baaqeynaa in aan hadafka laga weecan maadaama uu dalku marayo marxalad xasaasi ah oo doorashooyin lagu jiro, argagixisadu dooneyso in ay nabada iyo doorashooyinka hor istaagaan waa xiligii iskaashiga iyo wada shaqeynta ee maahan xiligii xiisad kicinta iyo colaad abuurista,Galmudugna waxay dalbaneysaa cudur daar buuxa iyo magdhaw .

-------- ----Dhamaad-------------

Wixii Faah-faahin ah fadlan kala xiriir 
Md. Maxamuud Aadan Cusmaan 
Wasiirka Warfaafinta Hanuuninta Dhaqanka & Dalxiiska 
Dowlad Goboleedka GalMudug ee Soomaaliya 
E-mail:[email protected] 
Tel: +252616562950

Share on Social Media

Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard

Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article