HEADLINES:

[Topnews] Korneyl Gabre oo farxad iyo damaashaad ku jira kadib markii Cabdiweli Gaas amarkiisa qaatay ?

1
Saturday October 08, 2016 - 23:07:28 in Articles by Super Admin
  • Visits: 23426
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 1
  • Share via Social Media

    [Topnews] Korneyl Gabre oo farxad iyo damaashaad ku jira kadib markii Cabdiweli Gaas amarkiisa qaatay ?

    Korneylka Tigreega ee lagu magacaabo Gabre ayaa farxad iyo damaashaad ku jira caawa kadib markii uu ku guuleeystay in liiska aqalka sare ee Odayaasha laga saaro Halgamaa sare Maxamed Cabdi Yusuf oo si weyn u diidan danaha Ethiopia ku dooneyso iney ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Korneylka Tigreega ee lagu magacaabo Gabre ayaa farxad iyo damaashaad ku jira caawa kadib markii uu ku guuleeystay in liiska aqalka sare ee Odayaasha laga saaro Halgamaa sare Maxamed Cabdi Yusuf oo si weyn u diidan danaha Ethiopia ku dooneyso iney ku qabsato Somalia.

Korneyl Gabre oo horey ugu dhaartay inuu liiska Odayaasha aqalka sare iyo kan Baarlamaanka guud ahaan ka saari doono Wadaniyiin ay ka mid yahay Xildhibaan Mohamed Cabdi Yusuf iyo Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullahi wuxuu ku guuleeystay inuu Madaxweynaha Puntland liiska Odayaasha sare ugu daro nin ka tirsan jaajuusiinta Ethiopia oo lagu magacaabo Mahad Dahir Sheekh Nur ,una dhashay beesha Awrtable.

Inkastoo Maxamed Cabdi Yusuf soo geli doono baarlamaanka hadana waxeey tilaabadaan bar madoow ku noqon doontaa Cabdiweli Gaas sida ay sheegeen odayaasha Awrtable.

Beesha Awrtable waxeey sheegeen in Maxamed Cabdi Yusuf yahay Wadani ay ku dhaartaan iyo indhahii beesha Daarood sidaas darteedna ay ka dhiidhin doonaan falka Cabdiweli Gaas ku kacay.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf wuxuu Aabahiis ka mid ahaay gobanimadoonkii Leegadda sidoo kalena markii Aabahiis dhintay isaga ayaa la siiyay billaddii.

Maxamed Cabdi Yusuf oo soo noqday Wasiir iyo Ra’isulwasaare waxaa lagu xasuustaa Doodii Universal Tv ka baxday siduu ugu weeraray gumeeysigga Ethiopia.

Waa kuma  Mahad Dahir Sheekh Nur  ?

Mahad wuxuu ka tirsan yahay Jaajuusinta Ethiopia ee Somalia uga hoowlgala. wuxuu sheegtaa inuu yahay Ahlusunah laakiin waa nin habeenkii oo dhan ku saama leela Cunista Khaat-ka iyo cabista khamriga.

Sikastaba ha ahaatee, waa nasiibdaro in Korneyl Gabre oo u dhashay beesha Tigreeyga uu maanta awood weli ku dhex leeyahay Somalia isagoo dalkiisa qaxooti ka noqday ama ay ku socdaan kacdoono lagu wiiqaayo awoodda Xukumadda kaligii taliska Tigreeyga.

Share on Social Media

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

Topnews:- Urur diimeedkii maalgeliyay Farmaajo oo markii ugu horeeysay shaaciyay iney gaalo yihiin dadka aaminsan Dastuur

Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article

 

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

[Sirculus:] Dowladaha Caalamka oo qarinaya deb gubi doona Somalia Yemen ilaa Canfarta kadib markii 1500 dilaacday badda - Calaamadahii Aakhiru Sabanka.

Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article

 

[Daawo] farxadda Shacabka Galkacyo oo ciyaartii ugu adkeeyd dhexmartay

Daawo farxadda Shacabka Galkacyo oo ciyaartii ugu adkeeyd dhexmartay Full Article

 

[Daawo] falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa

Daawo falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article