HEADLINES:

[Akhri Sir Culus] Beesha Cali Gaaf oo sirtii Garguurte iyo gacanyarayaashiisa banaanka soo dhigay

0
Friday October 14, 2016 - 17:58:54 in Articles by Super Admin
  • Visits: 21108
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 1
  • Share via Social Media

    [Akhri Sir Culus] Beesha Cali Gaaf oo sirtii Garguurte iyo gacanyarayaashiisa banaanka soo dhigay

    XASAN SH MAXAMUUD : Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad falidoonaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XASAN SH MAXAMUUD : Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad falidoonaa.

Akhristayaal inta aanan qoraalkeyga soo gudbin, aan idin baro beesha caligaaf ee xasan sh maxamud ka dhashay. Caligaaf wuxuu ka koobanyahay 4 bulug oo- ah sida soo socota,

1-> Wacays maxamed

2 -> Caddaan maxamed

3- > Yeber muuse

4-> Yabadhaal Cali / lafta uu xasan sh maxamud ka dhashay ama ku qaaraanka yahay ,sheegto

Qormadan waxaan uga faalloon doonnaa sida soo socota, anoo mid mid u dul - istaagi doona shakhsi kasta haddow allaah idmo.

1-1 xasan sh maxamud laga billaabo July 2012-sep 2016

1-2 Cali sh maxamud oo ah madaxweynaha walaalkis laga billaabo 2002-2016

1-3 ismaaciil wardheere laga billaabo 1985-2016

1-4 cabdiraxiin macaani laga billaabo 2000-2016

Aqristayaal beesha caligaaf, waxaa uyaal heshiis afeed loo dhanyahay una- dhigan sidan,

1-5 yaber muuse inow ahaado xubinta baarlamaanka ee beesha 2012-2016

1-6 wacays maxamed inow ahaado xubinta baarlamaanka beesha 2016-2020

1-7 yabadhaal Cali inow ahaado xubinta baarlamaanka beesha 2020-2024

1-8 caddaan maxamed inow ahaado xubinta baarlamaanka beesha 2024-2028

Aqristayaal sida aan kor ku soo sheegay 2012-2016 kursiga baarlamaanka waxaa lahay yeber muse.

Yeber muuse, woxow diyaariyay xubinta baarlamaanka ee 2012- 2016

Caligaaf, dhammaan waa isku raacay shaqsigaas. (lasoco qeybta 2aad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad falidoonaa.

Qeybta 1aad waxay noo joogtay iyadoo caligaaf kumidoobay, shaqsiga yaber –muuse soo gudbiyay, si ow u noqdo xildhibaanka caligaaf ee 2012-2016.

(Qeybta 2aad)

Caligaaf, woxow u diyaar garoobay, in xubinta baarlamaanka loo gudbiyo odayaashii dhaqanka ee soo xulaayay baarlamaankii 2012-2016 tiradoodu- ahayd 135ta oday.

Haddaba maxaa dhacay.

Iyadoon weli shakhsiga leysku raacay loo gudbin odayaashi 135ta ahaa si loo- ansixiyo, xasan sh maxamud ayaa u tegay beshiisa yebedhaal Cali.

Xasan beshiisa woxow weydiistay iyagoo kashanaaya waceys iyo caddaan in xubinta barlamaanka ee hortii la diyaariyay meesha laga saaro, isagana lagu beddelo.

Yabadhaal Cali, waxay weydiyeen sababta ku kaliftay arrinkan.

Xasan woxow ku yiri waxaan rabaa inaan u tartamo madaxweyne.

Yebedhaal cali, waxay xasan weydiyeen waxa isku xiray xubinta baarlamaanka iyo u tartankiisa madaxweyne.

Xasan, woxow ku jawaabay inaan bannaanka ka tartamo waxaa iiga fudud inaan baarlamaanka dhexdiisa ka tartamo.

Jawaabta xasan, waxaa ku qancay dhammaan caligaaf.

Yabadhaal Cali, iyagoo wata walalahood wacays maxamed, iyo caddaan- maxamed, ayeey Gogol u dhigeen walalahood yeber muuse.

Marki gogosha lafuray, waxaa hadalkii qaatay yabadhaal Cali, waxay soo- jediyeen in yeber muuse siyo xubinta baarlamaanka, loona tanaasulo.

Waxay gogosha ka caddeeyeen, iney kursiga u rabaan xasan sh maxamuud.

Soo jedintaas, wacays maxamed iyo caddaan maxamed wey ku raceen. 

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad Falidoonaa.

Qeybta 2aad waxay noo joogtay, iyadoo 3da bulug ee caligaaf, marka laga- reebo yeber muuse oo kursiga lahay, u so jediyeen in loo tanaasulo yabadhaal- Cali, Kursigana loo caleemasaaro xasan sh maxamud.

(Qeybta 3aad)

Hadalka waxaa qaatay yeber muuse, woxow soo jeediyay hadalladaan.

Waad mahadsantihiin walaalahey caligaaf. waxaad isku soo raacdeen Kama -weyni, lakin waxaan rabnaa inaan ogaanno sababta iyo biyodhaca ka dambeya

Codsigiina. caligaaf woxow kujawaabay sidan.

Xasan sh maxamud, woxow rabaa inow u tartamo madaxwene, sidaa daraadeed, xasan waxaa u fudud in ow tartamo isagoo xubin baarlamaan ah,    si ow gudaha baarlamaanka galaangal siyaasadeed ugu yeesho.

Hadalkii waxaa qaatay yeber muuse, woxow soo jediyay su’aalahan.

1-9 haddii Xasan noqdo madaxweyne, xubinta baarlamaanku yey u soo-         noqondontaa.

1-10 haddii Xasan ku guuldarreysto tartanka madaxweyne, yeber muuse moxow heli donaa. Hadalkii waxaa qaatay caligaaf, waxay soo jeediyen jawaabahaan.

1-11 haddi Xasan noqdo madaxweyne, yeber muuse waxaa u soo noqon doona xubintooda baarlamaanka, waayo xasan iskuma heysan karo 2 jago sharciyan.

1-12 haddi Xasan ku guuldarreysto, tartanka madaxweyne, woxow ahan donaa mudanaha baarlamaanka besha ee 2012-2016.

Sidaa daraaddeed, yeber muuse woxow xaq u yeelandoonaa, xubinta baarlamaan ee tan xigta, oo ah doorashada dhici doonta 2016-202.

Hadalkii waxaa qaatay yeber muuse, woxow yiri sidan.

Soo dhawaada walaalay, codsiga aad soo jediseen waan idinla qaaday waana ku qanacsanahay. (lasoco  qeybta 4raad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad Falidoonaa.

Qeybta 3aad waxay noo joogtay, iyadoo yeber muuse oggolaaday, codsigii uga- yimid walaalahood caligaaf. (Qeyta 4aad)

Yeber muuse, iyagoo weli hadalka wata, ayey walalahod caligaaf, u soo jediyen in lasiiyo dammaanad qaad qoraal, ah oo ku saabsan qodobbada kor ku xusan ee kala ah 1-11 iyo 1-12.

Caligaaf waa oggolaaday in la qoro heshiiskan, waana laqory lagana saxiixay dhammaan, odashaasha dhaqanka, ee beesha caligaaf. 

Fiiro gaar ah, haddii loo baahdo nuqul kamid ah heshiiskan, waa la heli karaa.

Xasan sh maxamuud woxow ku guleystay, tartankii madaxweyne dfs Sep-10 2012, isagoo madaxwenihii xilligaas, shariif sh axmed uga guuleystay aqlabiyad ah 190 cod.

Haddaba, maloo baahday in dib loo milicsado heshiiska ku xusan 1-11 iyo-1-12.

Jawaabtu waa haa, Maxaa yeelay xasan woxow noqday madaxweynaha dfs.

Sida ku xusan qodobka 1-11 iyo 1-12 xasan ma fulin heshiiskii isaga u- fududeeyay inow noqdo madaxweynaha dfs.

Xasan woxow isku dayay, inow ka dhega adeygo soo calinta xubinta baarlamaanka, madaama ow noqday madaxweynaha dfs.

Waxaa guux badan ka dhex dhashay beesha caligaaf, gaar ahaan yeber muue,  oo sugaayay kursiga madaama heshiisku sidaa ahaay.

Xasan sh maxamuud markow dareemay guuxa ka dhex socda beshiisa caligaaf,

Woxow ku dhaqmay nidaamkii gumeysiga ee ahaay qeybi oo xukun.

Woxow u yeertay 4 odaycaadaqaate oo beesha ka tirsan.

4ta oday caadaqaate habeen madow ayow villa Somalia ku qaabilay.

Woxowna u soo jeediyay, hadalkan. (Lasoco Qeybta 5naad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad Falidoonaa.

Qeybta 4aad waxay noo joogtay, xasan sh maxamuud, oo villa Somalia habeen madow ku qaabilay, 4oday caadaqaate oo caligaaf ah. 

(Qeyta 5aad)

Xasan sh maxamud woxow u soo jeediyay caadaqaata yaasha sidan.

Iney u saxiixaan kursiga baarlamaanka, si buu yiri ow isaga aamusiyo beel kale oo waceysle ah, isagoo ku beerlaxawsaday, in dowladdu tahay wax ballaaran,   si kalena wax loogu raadin doono yeber muse.

Nasiib darro, caadaqaatayashu way u saxiixeen kuna warejiyeen xasan sh- maxamud dhaxalkii caligaaf.

Xasan sh maxamud, markow hubsaday inow kursiga beesha caligaaf gacanta ku dhigay, woxow albaabada ka xirtay dhammaan beeshiisa, marka laga reebo 

6 shaqsi oo mid isaga la dhashay, midna ay ilmo adeer yihiin, 2saxibadiis ah, iyo 2 dani ka dhexeyso,

6 da shaqsi ee aan kor ku xusay, 3 kamid ah waa yabadhaal Cali.

 (Lafta Xasan ka dhashay) 

2 Waa yeber muuse.

1 Na waa caddaan maxamed.

6 Daan shaqsi waxay awood u leeyihiin, iney la kulmaan xasan sh maxamuud 24ka Saac Wakhtigii Ay Donaan.

Haddaba waa kuma bulugga waceysle ee xasan siiyay gursigii caligaaf 2012-2016. Xasan woxow siiyay kursiga beesha absuge ee (wacaysle.)

Su’aashu waxay tahay, Xasan daacad ma ka ahay siismada kursiga ee beesha- absuge. jawaabtu waa maya, sababtoo ah shaqsiga xasan kusriga siiyay waa saaxiibkii rumaad, oo lagu magacaabo axmed gadafey. haba u dhasho absuge haddana iyagu ma keensan ee isagaa keensaday, si ey u fushadaan danaha saaxibtinnimo ee ka dhexeeya labadooda. (Lasoco Qeybta lixaad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad falidoonaa.

Qeybta 5aad waxay noo joogtay, xasan sh maxamuud oo kursigii caligaaf u- cammaamuday axmed gadafeey.

(Qeybta 6aad)

Beesha caligaaf waxay go’aan satay, madaama kursigoodii xasan sh maxamud

Ka dayacay, kuna fushaday dano isaga u gaar ah, inaan duqa farqaha la qabsan, oo laga xishoodo bal markaan.

Markey arrintaan dhacday, yeber muuse, oo ah beesha sida gaarka ah looga- dhacay kursiga, waxay ku noqdeen caligaaf, iyagoo weydiistay madaama xasan sh maxamud, qaladkan ka galay guud haan beesha, gaar ahaan yeber muuse.

In yeber muuse xal loo raadiyo.

Caligaaf, woxow ku taliyay, madaama kursigu gacanta kabaxay, in yeber muuse samro, oo sugo muddo afar sano ah, doorashada dhicidoonta 2016.

Marka la gaaro doorashada 2016 kana, yeber muuse la yimaado xubinta caligaaf, u mataleysa baarlamaanka somaliya 2016-2020ka.

Adduunayadu waxay socotaba, waxaa lasoo gaaray wakhtigi lagu muddeeyay yeber muuse oo ahaay 2016.

Doorashadaan Yeber muuse woxow miska so saaray, shaqsi ka duwan kii 2012.

Shaqsigaan waa shaqsi ka cabboon, kana karti badan kii 2012.

Shaqsigaan woxow beesha ka dhex billaabay ol olihiisa goor hore, woxowna kasbaday quluubta gaar ahaneed ee yebeer muse, iyo tan guud ee caligaaf.

Xasan sh maxamud waa ogaay ol olaha shaqsigaan, sidoo kale waa ogaay kalsoonida caligaaf, ku qabo shaqsigaan, guud ahaan caligaaf, waa isku raacay musharaxnimada shaqsigaan ee barlamaanka 2016-2020.

(Lasoco qeybta 7aad)


XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad Falidoonaa,

Qeybta 6aad waxay inoo joogtay, guud ahaan caligaaf, oo isku raacsan musharax qura, oo beesha u matalaya doorashada 2016-2020ka,

(Qeybta 7aad)


Haddaba maxaa dhacay.

Musharraxu woxow Aug 2016 villa Somalia kula kulmay M.xasan sh maxamud.

Musharraxu, woxow M. xasan sh maxamud usoo bandhigay qorshahiisa siyaasadeed, iyo inow yahay musharaxa baarlamaanka ee u tartamaaya caligaaf doorashada 2016-2020. woxowna weysiistay tageero Hagar la’aaneed.

Hadalkii waxaa qaatay M. xasan sh maxamud, woxow yiri sidan.

Aad ayaan ula socdaa ol olahaaga, waan soo dhaweynaa dadaalka aad mujisay.

Kursiga baarlamaanka beesha caligaaf, waa ku diyaar, lakiin si aan la isu qabqabsan, oo beeshu aaney ii eedeyn , waxaan kaa rabaa, inaad iiga kento afarta bulug ee caligaaf midkiiba labo odaydhaqameed, si aad u hesho sharciyadda kursiga baarlamaanka 2016-2020.

Intaa keddib waxaa hadalkii qaatay musharraxa, Woxow yiri sidan.

Waan kuu mahadcelinaa mudane madaxwene, waan soo dhaweynaa aragtidaada wanaagsan, waana kuu ballaminaa oday dhaqameedyada beesha.

Sida ballanta musharraxa iyo madaweyne xasan ahayd, musharraxu woxow ballamiyay, siddeedii oday dhaqameed ee beesha caligaaf.

Kulanka madaxweynaha iyo siddeedda oday dhaqameed, woxow villa Somalia ka dhacay 10 Sep 2016.


(Lasoco qeybta 8aad)


XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad Falidoonaa.

Qeybta 7aad waxay inoo joogtay, xasan sh maxamud oo odayaasha ku- qaabilaay villa Somalia 10 Sep 2016. (Qeybta 8aad)

Salaan iyo waxogaa kaftan ah oo La’ isku tuur tuuray keddib, waxaa loo gudbay ujeeddada fadhiga leysugu yimid.

Hadalka waxaa furay, odeydhaqameedka beesha, waxayna ku bilabeen. 

Mudane madaxweyne, sidaad lasocoto waxa nasoo diray musharraxa beesha,

Codsiga fadhigaan woxow ka yimid xaggaaga.

Caawa waxaan rabnaa, inaan kuu caddeyno, taageerada aan u heyno musharraxena, adigana waxaan kaaga fadhinaa, inaad aqbasho rabitaanka beeshu u heyso musharraxeeda, naguna taageerto rabitaaka beesha.

Hadalka waxaa qaatay madaxmeyne xasan.

Waad mahadsan tihiin, adeerro yaal, waan dhegeystay waana fahmay nuxurka hadalkiinna, lakiin arrinku maaha sidaad u waddiin, xubinta baarlamaanka 2016-2020 aniga ayaa u baahan, waxaan rabaa inaad ii tanasushaan.

Hadalka waxaa qaatay odayaasha.

Mudane madaxweyne, halkan waxaan u nimid ujeeddo cad, hadalka aad tiri ma cadda, inoo sheeg waa tuma cidda aad u rabto xubinta baarlamaanka.

Hadalka waxaa qaatay madaxwene xasan.

Xubintaan aniga ayaa idin weydiistay, shaqana kuma lihidiin cidda aan u wado.

Halkaa markey mareyso, waxaa bilowday dano iska soo horjeeda, shirku dhowr jeer ayuu ku sigtay inuu burburo.

Wax lagu kala koco haddana la’ isu soo noqdaba waxaa lagaaray saladdi duhur.

(Lasoco qeybta 9aad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad Falidoonaa.

Qeybta 8aad waxay ino jogtay madaxweyneha iyo odayasha o is Mari la,

(Qeybta 9aad)

Shirku woxow dib u bilowday, marka duhurka laga baxay oo laqadeeyay.

Doodda labada dhinac, waxay gaartay meel xun oo leysku Mari waayay.

Mar kale ayaa lagu kala kacay shirka.

Odaaashu waxay ka bexeen xafiiska wadaxweyne xasan, waxay tageen barxad ku Taal albaabka hore ee xafiiska madaxwene xasan.

Madaxwene xasan woxow fursad u heley, inow raadiyo cid ukala furfurta odayaasha oo xaalka mar uun sikale u rogta.

Madaxweyne xasan, durbadiiba woxow u yeertay saddex ruux, si ay uga- kaalmeeyaan arrinkan ku cakirmay.

Waxaa durbadiiba soo gaaray xafiiska madaxweyne Xasan,

1 cali sh maxamud (xasan sh maxamuud walaalkii)

2 ismaciil wardheere (xasan sh maxamud Ina adeerkii)

3 cabdiraxiin macaani (yeber muuse, musharraxa jufadiisa hoose)

Qolada kusoo biirtay shirka, durba waxay bilaabeen iney kala qeybiyaan odayaasha.

Midba woxow dhinac u goostay qeyb ka mida odayaasha.

Xodxodasho, haddadaad, balanqaad, hadallo macaan oon bushimada dhaafsaneyn, isu tol sheegad hoose, Beer jileecsi,

Dana hoose oo leys tusay, Juhdi iyo dedaal badan keddib,

Qoladii shirka kusoo biirtay, waxay ku guleysten, iney kala furfuran odayaasha.  (Lasoco Qeybta 10aad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u caddaalad fali waayay Somali ma u caddaalad Falidoonaa,

Qeybta 9aad waxay inoo joogtay, qoladii shirka kusoo biirtay oo guleysatay.

(Qeybta 10aad)

Xasan sh maxamuud qaladkii uu galay 2012ki, woxow galay marlabaad 2016ka.

Xasan sh maxamud, 2012ki, kusrisigi baarlamaanka ee caligaaf, woxow ku cammaamuday, beesha absuge, 2016kana, woxow rabaa inow u cammaamudo caddaan maxamed, si xaq darro ah, waayo sida ku cad heshiis beeleedka, caddaan maxamed xaq uma laha kursiga inta laga gaaraayo 2024ka.

U cammaamududda, xasan u cammaamudaayo caddaan maxamed kursiga barlamaanka, ixsaan Kama aha xasan sh maxamud.  

Xasan sh maxamud woxow kursiga u rabaa, saadiq macalin cabdikariin xaaji ibraahim yare, oo hadda ah, agasimaha guud ee borotokolka madaxtoyada.

Haddii aan wax yar idinka baro saadiq macallin cabdirkariin.

Saadiq macallin cabdikariin woxow ahaan jiray wakiilka WFP ee YEMEN,

Fadhigiisuna woxow ahaay NAIROBI KENYA, Saadiq intii ow WFP u fadhiyay NAIROBI,woxow qandaraasyada WFP ee Somaliya u fududeyn jiray,  shaqsiyaadka u tartama qandaraasyada WFPda, ee Somalia,isago wakilan jiray.

Saadiq woxow Xasan sh maxamud u fududeyay la macamilka WFP, marki xasan

Aha madaxa NGO, Sido kale maxamed deylaaf, Eenow, iyo qaar kale oo badan.

Saadiq markii ow xasan noqday madaxweyne, woxow soo galay muqdisho

Woxow shaqo ka billaabay madaxtooyada. muddo gaaban keddib, saadiq waxay isku dheceen xasan sh. saadiq woxow dib ugu laabtay, shaqadisi WFP,

Waxaan laga beddelay YEMEN, saadiq waxaa loo magacaabay, wakiilka WFP ee

AFGANISTAN fadhigisu woxow ahaay KABUL.

(Lasoco Qeybta 11aad)

XASAN SH MAXAMUUD

Nin tolkii u Caddaalad fali waayay Somali ma u Caddaalad falidoonaa,

Qeybta 10aad, waxay noo joogtay, xiriirka xasan iyo saadiq macllicabdikariin.

(Qeybta 11aad)

2014ki mar kale ayaa looga yeeray KABUL, saadiqna waa aqbalay, woxow mar labaad kasoo tegay, shaqadisi WFP woxowna soo galay muqdish, durbadiiba Xasan woxow saadiq u magacaabay, madaxa guud ee borotokolka madaxtooyada. haddaba maxay tahay danta Xasan ugu jirta saadiq.

Saadiq waa Nin inta badan xiriir laleh, siyaasiyiinta iyo dagaal oogashaasha somaliyeed. saadiq woxow xiriir dhow la leeyahay Shariif sakiin, woxowna shariif sakiin, u fududeeyay qandaraasyo WFPda, xilli shariifku liitay.

Saadiq waa Nin galgal badan oo furfuran. saadiq waa Nin socodsinkara wax bada. xasan markow firshay tilmamaha saadiq, woxow u arkay fursad, u fududeyn karta rabitaankiisa siyasadeed iyo hammigisa sonoqoshada.

Tilmaamaha kor ku xusan, waxay xasan ku dhirri geliyeen, inow kursiga baarlamaanka, u boobo saadiq, isagoo kabobaya yebermuuse, una bobaya caddaan maxamed, lakiin Xasan marna kuma fekerin, biyo dhaca arrinkan.

Xasan woxow istusay in wax kasta u dhici donaan sidow rabo.

Xasan woxow ka jeestay beeshisa, woxowna u jeestay, rabitaan, aan haba yaraatee, wax caddaalada ku dhisneyn. Xasan hadow kamaarmo beshiisa, adduunyaan aqaan, kor leyku baray, hoosaa leysugu imaan donaa.

Xasan go’

Share on Social Media

[Daawo] Magacyadda Liiska Wasiiradda Cusub oo Al Itixaad laga wada dhigay

1- Fahad Yaasiin Xaaji Dahir - Reer Aw Xasan. 2- Cabdullahi Carab - Dir Surre 3- Cabduqadir Cosoble ,Hawiye Abgaal Warsengeli 4- Cali Xaaji Shirwac ,Daarood ,Majeerteen 5- Axmed Gaboobe, Dir Gaadsan 6- Saciid Ciid , Carab Saalax 7- Jamac Caydiid - Daarood Dhulbahante 8- Nur Faarax, Dir, Isaaq Habaryoonis 9- CabdiNur Sheekh Maxamed, Hawiye Xawaadle 10-Cabdifitaax Geesey, Mirifle , Leesaan Sii Daawo Full Article

 

[Daawo] falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa

Daawo falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa Full Article

 

[Dhageyso] Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota

Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article

 

[Daawo] Colaadii ugu xumeeyd oo beesha isaaq ka dhex curatay

Daawo Colaadii ugu xumeeyd oo beesha isaaq ka dhex curatay Full Article

 

[XOG:] Beesha Mudulood oo waagu uu ku baryay, Sheekh Shariif iyo Farmaajo Ra'isul Wasaaraha Cusub isku afgartay

Xog hoose ayaan ka helnay kulankii dhax maray Todobaadkii Hore Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed kaas oo ahaa Mid Xasaasi ah loogana hadlay Arrimo la xiriira Soo magacaabista Ra'isul wasaaraha Dowlada Cusub. Full Article

 

[AKHRISO:] Buugii uu Qoray Farmaajo qoray [Hawiye sidee u caayey]

Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo ayaa 2009-kii wuxuu qoray buug loogu gefay dhamaan madaxdii soo martay dalka Soomaaliya, iyo qaar ka mid ah qabaa'ilka Soomaalida, kuwaas oo uu ka qoray waxyaabo ay ka xishoodeen xittaa inay qoraan dadka ajaanibta ah ee Soomaaliya wax ka qora. Full Article

 

[Daawo Sir culus] Farmaajo oo ku hanjabay inuu Somaliland Aakhiro u diri doono

Daawo Sir culus Farmaajo oo ku hanjabay inuu Somaliland Aakhiro u diri doono Full Article

 

[DAAWO] Feysal Cali Waraabe "Waa inan qaadanaa Midnimada Soomaaliya, Qabiil wax laguma noqdo"

Feysal Cali Waraabe oo ah nin horey looga bartay hadal kuleel iyo ilaalinta gooni isku taagga Somaliland ayaa badalay hadaladiisa isagoo lasoo baxay qaab aan horey looga arkin kadib markii uu gaaray Magaalada Laascaanood. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article