HEADLINES:

[Topnews:-] Hormuud Telecom ma laaluush ayey u diiday UN Monitoring Group ?

0
Monday November 07, 2016 - 08:24:46 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8039
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 5 2
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Hormuud Telecom ma laaluush ayey u diiday UN Monitoring Group ?

    Warbixin sanadeedka UN Monitoring Group soo saareen ayaa noqotay warbixin ka marqaati kacday ineysan kooxdaas ka aheyn dhexdhexaad loolanka ganacsi ee Somalia ka jira iyo colaadda u dhaxeeysa beelaha Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin sanadeedka UN Monitoring Group soo saareen ayaa noqotay warbixin ka marqaati kacday ineysan kooxdaas ka aheyn dhexdhexaad loolanka ganacsi ee Somalia ka jira iyo colaadda u dhaxeeysa beelaha Soomaaliyeed.

Kooxda UN Monitoring Group waxeey warbixintooda ku sheegeen iney Hormuud Telecom Dowladda Somalia siiso sanadkii afar Milyan oo dollar sidoo kalena ay Al-Shabaab siiyaan hal Milyan oo dollar laakiin la yaabku wuxuu yahay ineysan kooxda dabagalka Somalia marnaba soo hadal qaadin Shirkadaha waaweyn ee ka jira Somalia.

Shirkadaha Xawaaladaha iyo Isgaarsiinta ee Somalia ka jira ama Loolanka kula jira Hormuud Telecom maxaa diiday in warbixinta lagu soo daro maadama ay yihiin Shirkado waaweyn oo sanadkii faa-iida lacag ka badan tan Hormuud Telecom.

Xeeldheerayaashu waxeey isweeydiinayaan , Hormuud Telecom ma waxeey UN Monitoring Group ka goosatay lacag Laaluusha oo ay siin jireen ? mise  Shirkad kula jirta Loolan ganacsi ayaa siisay lacag ka badan intii Hormuud Telecom ka qaadan jireen sanad walba ?

Warbixinta UN SEMG kuma saleeysna xaqiiqooyin dhaba maxaa yeelay malaha cadeeymo ku lifaaqan qoraalkooda laakiin waxeey ka dhigan tahay eedeeymo lagu tilmaami karo Mala Awaal iyo ka qeybgal tartan ganacsi oo ay soo dhexgeliyeen ganacsato ka gaabiyey iney la tartami karaan Hormuud Telecom marka laga eego dhinaca xirfadda, Baaxadda iyo daacadnimadda.

Hormuud Telecom waa Shirkadda kaliya ee sameeysay Hay'ad gargaar oo la yiraa Hormuud Foundation ,iyagoo gacan ka geeysata daryeelka Agoonta ,Naafadda ,waxaana tilmaam ku filan bishii Ramadaan deeqaha ay gaarsiisay danyarta baahan.

Hormuud Telecom waa Shirkad ay leeyihiin kumanaan kun oo Somalia ,kuna kala nool gayigga Somalia ,iyadoo aragtideeda ku saleeysan ganacsi iyo horumarin.

Warbixinta UN Monitoring Group waxeey u muuqataa Shirkad Hormuud kula jirta tartan ganacsi, Kooxo aan xog ogaal aheyn iyo shaqsiyaad daneeystayaala ?

Sikastaba ha ahaatee, waxeey dad badan sugayeen iney wax iska bedelaan Warbixinadda UN Monitoring Group oo horey loogu bartay been iyo iney bartilmaameedsadaan ganacsato gaara laakiin hadda wuxuu noqday mid sidii hore ka sii xun oo waxaa dhacday inaan Shirkadahii kale marna la soo hadal qaadin.

Share on Social Media

KDF Killed Hormuud Telecom Workers and Destroyed its Communication Center in Gedo Region

KDF Killed Hormuud Telecom Workers and Destroyed its Communication Center in Gedo Region Full Article

 

Al-Shabab Militant Group Getting Lucky, Not Stronger in Somalia

Al-Shabab Militant Group Getting Lucky, Not Stronger in Somalia Full Article

 

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somali Officials Misrepresent IMF Statements and Reports

Somalia suffers from the disgraceful culture of leaders and politicians invoking deceptively legitimate documents like the Provisional Constitution for bolstering false claims and arguments or for obfuscating critical search for truth. That culture has undermined the requirement of truth, good faith, and accountability in the public life and dashed the public hope for democratic state of Somalia governed by the rule of law and democratic values.

Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somalia:Social media shut down over exam leakages unjustified

Responding to reports that Somalia's education minister has announced that social media may be shut down for five days from 27 to 31 May as one of the ways to stop cheating in the national secondary school exams, Amnesty International's Deputy Regional Director for East Africa, the Horn and the Great Lakes Seif Magango said: Full Article

 

UNDP sanctions 18 Somali entities and individuals over graft, collusion and fraud

The UN Development Programme has blacklisted 18 Somali individuals and organisations from conducting any business with the UN agency over what it termed as their 'engagement in proscribed practices'. Full Article

 

Somalia:Mogadishu has fallen back into the hands of terrorists

Waagacusub.com - Huge explosions have rocket the Somali capital. They became incontrollable, as they occur at least twice, while targeting government officials and their offices. Al Shabab terrorists seem to be recapturing the control of Mogadishu after the government troops and police vacated their bases in the front lines in lower and middle Shabelle regions. Full Article

 

CORRECTION: Mr ABDIRAHMAN OMAR OSMAN

In multiple publications on this website I have deliberately associated Mr. Abdirahman Omar Osman with rape, impregnating of a Somali girl, murder and violence and fraud. Full Article

 

Somali Officials Misrepresent IMF Statements and Reports

Somalia suffers from the disgraceful culture of leaders and politicians invoking deceptively legitimate documents like the Provisional Constitution for bolstering false claims and arguments or for obfuscating critical search for truth. That culture has undermined the requirement of truth, good faith, and accountability in the public life and dashed the public hope for democratic state of Somalia governed by the rule of law and democratic values. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article

 

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings Full Article