HEADLINES:

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

0
Tuesday August 08, 2017 - 00:35:50 in Articles by Super Admin
  • Visits: 7429
  • (Rating 4.6/5 Stars) Total Votes: 5
  • 6 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

    Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose.


Ra’isulwasaare Xasan , Wasiirkiisa Gaashaandhigga iyo Taliyaha NISA Mr Sanbaloolshe ayaa Ethiopia kula heshiiyay iney amaanka goboladda dalka Somalia la wareegaan sida ay xaqiijiyeen ila wareedyo xog ogaala.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Xasan Cali ayaa amray in Ciidanka Melleteriga guud ahaan laga saaro gobolka Shabeeladda hoose laakiin qorshahooda waxaa diiday Saraakiisha Mareykanka ee Balidoogle jooga kuwaas oo Mushaarka na siiyo” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Ciidanka Melleteriga oo Waagacusub la soo xiriiray.

Sarkaalka wuxuu tibaaxay in sababta looga maarmay tahay Ciidanka Ethiopia ee LEGO yimid caawa.

inkastoo Madaxda Dowladda Farmaajo dagaal ugu jiraan in Ciidanka Melleteriga laga jaro lacagta Mareykanka ay ka helaan haddana sida muuqato wuxuu Sanbaloolshe ku guuleeystay inuu madaxda sare ka iibiyo damac siyaasadeedka Ethiopia ku dooneyso in dalka Somalia laga dhigo kililka 6-aad ee gumeeysiga Ethiopia hoos taga.

Sikastaba ha ahaatee, waxaa wax walba jawaab loo heli doonaa marka qorshahaan qarsoon si rasmiya u soo shaac baxo.

By Dahir Alasow


Share on Social Media

Abdi Iley Apologises To The People Of Ethiopia's Somali Region Over Rights Abuses

Abdi Iley Apologises To The People Of Ethiopia's Somali Region Over Rights Abuses Full Article

 

Ugandan MP, journalists arrested as police disperse social media tax protest

Ugandan MP, journalists arrested as police disperse social media tax protest Full Article

 

Ethiopian & Eritrean Leaders Meet For First Time In More Than 2 Decades

Ethiopian & Eritrean Leaders Meet For First Time In More Than 2 Decades Full Article

 

Ethiopia to start extracting crude oil tomorrow

Ethiopia to start extracting crude oil tomorrow Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

U.S. to send FBI experts to investigate Ethiopia bomb blast

U.S. to send FBI experts to investigate Ethiopia bomb blast Full Article

 

Several people killed in blast at rally supporting new Ethiopian leader

Several people killed in blast at rally supporting new Ethiopian leader Full Article

 

A PEACEFUL RALLY (DEMONSTATION) TO SUPPORT ETHIOPIAN PRIME MINISTER DR. ABIY AHMED TO BE HELD ON MESQEL SQUARE, ADDIS ABABA ON SATURDAY JUNE 23 2018

A PEACEFUL RALLY (DEMONSTATION) TO SUPPORT ETHIOPIAN PRIME MINISTER DR. ABIY AHMED TO BE HELD ON MESQEL SQUARE, ADDIS ABABA ON SATURDAY JUNE 23 2018 Full Article

 

Ethiopia Somalia Agree To Joint Investment In 4 Sea Ports

Ethiopia Somalia Agree To Joint Investment In 4 Sea Ports Full Article

 

Ethiopia: Abusive police unit must be stopped

Ethiopia: Abusive police unit must be stopped Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

Somalia: President expected to travel to Burundi while half a million suffer from flooding

Waagacusub.net- President Farmajo is expected to travel to Burundi on Saturday ahead of the CECAFA U-17 finals on Sunday while close to half a million people in the country are affected by severe flooding. Full Article

 

Press Release by Ministries of Information of Regional States of Federal Republic of Somalia

Today, 21/04/2018, Ministers of Information of five (5) Regional States of Federal Republic of Somalia, namely Puntland, Jubbaland, SouthWest, Galmudug and Hirshabelle were invited to Multi-Stakeholders Safety of Journalists Forum in Mogadishu whereas Regional States of Somalia and Independent Journalist Organisations were given no meaningful task or function. Full Article

 

Ugandan President warns against oral sex because 'the mouth is for eating'

Waagacusub.net - Strangely, there are few topics more controversial than sex. Full Article

 

Yemen: Detained African Migrants Tortured, Raped

Waagacusub.net - Human Rights Watch interviewed eight migrants, including seven ethnic Oromo from Ethiopia who had recently been held at the center, as well as Yemeni government officials and members of migrant communities. Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article

 

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings

Argentina Cancels Israel Match After Messi Protests Over Palestinian Killings Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article