HEADLINES:

Wasaaradda Maaliyadda waaxda Canshuuraha berriga oo musuq maasuq xoogan oo marqaati leh lagu helay?

0
Sunday February 04, 2018 - 16:43:57 in Articles by Nur Ismail
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Maaliyadda waaxda Canshuuraha berriga oo musuq maasuq xoogan oo marqaati leh lagu helay?

    Wasaaradda Maaliyada Dowladda Fedaraalka waaxda Canshuuraha Berriga,waxaa ka jiro musuq maasuq midkii ugu xumaa ebed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Maaliyada Dowladda Fedaraalka waaxda Canshuuraha Berriga,waxaa ka jiro musuq maasuq midkii ugu xumaa ebed.

Musuq Maasuq Xarkaha goostay ayaa buux dhaafiyay waaxda Canshuuraha berriga ee Wasaaradda maaliyada taas oo ah waax ballaran oo culeyskeeda leh sidoo kalena ah waax il dhaqaale ah oo dakhqli badani Dowladda ugu soo xaroodo kaas oo haddii sidii loogu tallo galay loo maamuli lahaa waxbadan ka tari lahayd baahiyaha dhaqaalaha.

Shaqaalaha ka shaqeeya Xafiisyada kala duwan ee aay ka kooban tahay Waaxda Canshuuraha Berriga ayaa sameestaywaraaqo been abuur ah, waxay foojar gareeyeen waraaqo u muuqal eg waraaqa wax lagu canshuuro iyaga oo halkaas ka sameestay dhaqaalo fara badan.

Dukumentiyo aan helnay ayaa muujinaya, in waraaqii loogu tala galay in lagu canshuuro Nootaayoyinka, shaqaalaha ka shaqeeya hareer dhigteen waraaqo kale oo Foojar ah si aay is daba marin ugu sameeyan.

Dhawaan waxaan idiin soo bandhigi doona waraaqo been abuura oohareer yaalla waraaqa saxda ah ee Canshuurta lagu qaado kuwaasi oo dadka loo jaro markii aay yimaadan xafiisyada meesha ugu daran ee musuq maasuqu ka socdo waa -waaxda nootaayoyinka Canshuurta!

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxba ka ogeyn Musuq maasuqa ka dhex jira waaxda Canshuuraha Berriga taaso ah dayac uu dayacay Masuuliyadii ka saarneyd ilaalinta amaanada shacabka ,oo la rabay in uu dabagal ku sameeyo Shaqaalaha ka shaqeeya Waaxyaha kala duwan ee aay ka kooban tahay Wasaaradda Maaliyada .

Shaqaalaha iyo Agaasimiyaasha Waaxda Canshuuraha Barriga ee Sameestay waraaqaha Foojarka ayaa qaata 100%50 lacagta soo gasha halkaasRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre , ayaa dhawaan yri "Xukuumadaydu haba yaraatee wax dulqaad ah uma yeelan doonto musuqmaasuqa iyo wax-is-daba-marinta, isla markaana waxaan dadaal badan ku bixin doonaa sidii loo ciribtiri lahaa musuqa”. .

Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

Lacago lagu lunsaday Wasaarada Shaqada oo Musuq Maasuq hareeyay

Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

Topnews:- Madaxii Waaxda Gaadiidka Alshabab Gobalada Baay & Bakool oo Ka Mid Noqday Xildhibaanada Cusub

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal kala duwan kasoo qabtay kooxdaasi. Full Article

 

[Daawo] isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan

Daawo isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan Full Article

 

[Daawo] heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay

Daawo heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay Full Article

 

[Daawo] banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle

Daawo banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Terrorists receive 52 million dollars in Mogadishu annually.

Waagacusub.net - It has been known that Al-Shabab receives 52 Million dollars annually from Mogadishu. It gets from commercial companies, and public as taxes (zakawat)

Chinese oil companies behind unlawful "extradition" of a Somali to Ethiopia

Waagacusub.net - A Chinese oil company was involved in the smuggling of a former Somali rebel officer, Colonel Abdikariim Sheikh Muse, to Ethiopia because his organization of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) was against oil and mineral exploration in Ogaden of the southeastern Ethiopia by China.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

Wasaaradda Maaliyadda waaxda Canshuuraha berriga oo musuq maasuq xoogan oo marqaati leh lagu helay?

Wasaaradda Maaliyada Dowladda Fedaraalka waaxda Canshuuraha Berriga,waxaa ka jiro musuq maasuq midkii ugu xumaa ebed. Full Article

 

Somali lawmakers seek to impeach president amid political crisis

Some Somali lawmakers said on Wednesday they plan to impeach the president in a mounting political crisis that could put the fledgling government on a violent collision course with one of the country's most powerful clans. The political turmoil endangers fragile gains against the Islamist al Shabaab insurgency and could derail the government of President Mohamed Abdullahi. Universally known by his nickname "Farmajo", the dual U.S.-Somali citizen took power earlier this year in a U.N.-backed process. Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

Mogadishu to Host Somalia Inter-State Football Tournament

The second edition of Somali Inter-State football tournament has been shifted from would-be hosts, The Jubba land state to the capital Mogadishu, Somali Football Federation confirmed. Full Article

 

UAE funds media "propaganda" to destabilise Turkish, Qatari development missions

Waagacusub.net - The operation of the UAE into Somalia has taken a new turn when the wealthy gulf country, desperately seeking to influence Somalis over the gulf crisis, came up with new strategy, by using Somali media to mount pressure on the Somali government and its main ally Turkey. Full Article

 

Wasaaradda Maaliyadda waaxda Canshuuraha berriga oo musuq maasuq xoogan oo marqaati leh lagu helay?

Wasaaradda Maaliyada Dowladda Fedaraalka waaxda Canshuuraha Berriga,waxaa ka jiro musuq maasuq midkii ugu xumaa ebed. Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article