HEADLINES:

Daawo Facebook uu leeyahay Ninka Jaajuusida u qaabilsan Cabdi Ileey oo la jebiyay - maxaadse ka taqaan ?

1
Tuesday May 12, 2015 - 00:29:07 in Articles by Dahir Alasow
  • Visits: 13883
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 7
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Daawo Facebook uu leeyahay Ninka Jaajuusida u qaabilsan Cabdi Ileey oo la jebiyay - maxaadse ka taqaan ?

    Waagacusub.net - Colaad weyn ayaa ka dhex curatay Sirdoonka Madaxweynaha Kililka 5-aad Cabdi Ileey iyo Xeeldheerayaal ay ku shaqeeysan jireen oo u qaabilsanaa burburinta Website-yadda ,Emailadda iyo Facebook-yadda .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Colaad weyn ayaa ka dhex curatay Sirdoonka Madaxweynaha Kililka 5-aad Cabdi Ileey iyo Xeeldheerayaal ay ku shaqeeysan jireen oo u qaabilsanaa burburinta Website-yadda ,Emailadda iyo Facebook-yadda .
Nin ka tirsan Sirdoonka Cabdi Ileey ,ahna naxariis laawe astaan u noqday gumaadka ardayda iyo birimageydada ayey khubaradda ka jabsadeen Facebook iyo Email.
Bartiisa Facebook markii laga jabsaday waxaa lagu soo qoray:

Jaajuus -Arxan Laabe Sadiiq Nuur waan kala wareegnay bartiisa Facebook,waxaana sidoo kale la wareegi doonaa Facebook-yadda Jaajuusinta u shaqeeya Cabdi Ileey.
Ha Biqleeyso Hackers.
Hackers-ka jabsaday Emailka Agaasime ku xigeenka Sirdoonka Cabdi Ileey waxeey uga jawaabayeen aflagaado uu kula dhiiraday hogaanka ONLF .

Ninkaan oo ka mida labada nin ee Cabdi Ileey aad ugu kalsoon yahay waxaa lagu magacaabaa Sadiiq Nuur.
Jaajuus Sadiiq Nuur waxaa bartiisa Facebook lagu soo qoray Caawa in lagala wareegay guud ahaan,waxeeyna soo direen kooxda wax qarbudo Warbixin ay sidaan ku bilaabeen:-

Sadiiq Nuur wuxuu kasoo jeeda gobolka Doolo Magaalada Wardheer Wuxuu siyaasada DDSI kusoo biiray 2006 isaga oo xilkii ugu horeeyay ka qabtay Degmada Danood ee gobolka Doolo' 
Basaaska u shaqeeya Cabdi Iley waxeey aad  u coloobeen jabhada ka dagaalanta DDSI ee ONLF kadib markeey qarax miino ku dileen Walaalkii ka wayn Siyaad Nuur iyo wiil ay ilma adeer yihiin oo ah Gudoomyaha degmada Wardheer sidoo kalena ay laftirkiisa labeegsadeen qarax ay ku khaarijin rabeen balse uu dhaawac ka soo gaaray.
 Sadiiq ayaa dhawr sano madax sare ka ahaa Hay'ad la yiraa Safety Net Programe PSNP kadib marku saluugay siyaasadii deeegaanka ee uu Madaxwaynaha ka ahaa Daa'uud Mohamed Ali waxuuna kamid ahaa ragii aadka u taageeray Cabdi ileey xiligii  uu la wareegay xukunka  DDSI.
Sadiiq Nuur oo ka mida Calooshood u shaqeeystayaasha dadka masaakiinta basaasa  wuxuu Saaxiib dhaw la yahay ninka loo magacaabay Madaxa Sirdoonka Madaxtooyadda DDSI Deeq Laba Go'le oo ay isku jufo hoose yihiin Madaxweyne Cabdi Ileey.
Sadiiq Nuur oo bartay Cilmigga loo yaqaan Information Technology wuxuu isticmaalaa Facebook-yo iyo Emailo fara badan oo naago uu xiriir la leeyahay ay leeyihiin.
Facebook-yadda Dumarka ee faraha badan ayuu kula xiriiraa Mucaaradka Cabdi Ileey isagoo iskaga dhiga qof  xog badan haya oo Mucaaradda.
Bishii March ee la soo dhaafay waxaa madaxiisa lagu xiray dhalinyaro gaareeysa 42 qof oo 13 ka mida ay ahayeen arday wax kabarata Jaamacada JigJiga.
Basaas Sadiiq Nuur wuxuu dadkaas dimbi laabayasha u badan ardayda ku eedeeyay iney website-yada mucaaradka sida faadumofirimbi.com  iyo deegaanka.com ay talo ama fikir dawlada ka dhana ku qoreen  .
Dhalinta uu xiray ayaa loo geeystay jir dil iyo ciqaab adag qaarna waaba la'la yahay meel ay ku sugan yihiin,iyadoo  ehelkooda rumeeysan yihiin iney dhinteen oo Sirdoonka Cabdi Ileey dileen.
sadiiq Nuur waa Basaas   ka macaasha isku dhifashada masuuliyiinta DDSI waana nin inta badan khaa'ima asxaabtiisa balse ay dadku u haystaan inuu yahay nin daacad ah oo qalbi furan sida aanu ka helnay emailkiisa iyo facebook uu isticmaalo waa ninka jabsaday facebook ay leeyihiin masuuliyin deegaanka ah oo hadeer xil ka hayaa dawlada.
Dadka uu jabsaday Emailadooda iyo Facebook-yadooda waxaa ka mida  Gudoomiyaha Gobolka faafan  Cabdiwali Bidig' Maareeyaha Wakaalada horumarinta Somalida Ethiopia Cabdirahmaan bootaan,Madaxweyne ku xigeenka deegaanka DDSI Cabdixakiin Cigaal iyo kuwa kle oo farabadan .
Habeen dambe waxaan kawaanka saari doonaa Deeq Laba Go'le inshaa allaah.
By Mohamed Hassan

Share on Social Media

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

[Daawo Video CCTV] Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay

Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Wardegdega Daawo Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article

 

President of twitter and facebook not of Somalia.

Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground. Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Daawo Akhri taxanaha Jaajuus Ethiopia jago kama waayo Somalia qeybta 1-aad

Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article