Sir Culus- Somali u shaqeeya Sirdoonka Norway oo lacago sharci daraa ka gudbiyo garoonka Emirate-ka – Sawirkiisa ?
Kacaan.com – Ganacsatadda Somalida ee Emirate-ka Carabta iyo Kenya ayaa ka cabanaya nin ay magaciisa ku sheegeen Korneyl Musab Abdullahi oo la rumeeysan yahay inuu ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Norway ee loo yaqaan NIS.