Share with your friends via email

Daawo Video Mareykanka oo dilay 150 ka tirsan Al-Shabaab iyo Amiirkoodii Yusuf Cali Ugaas

Waagacusub.net - Ciidanka Mareykanka ayaa degaanka Dhariyow oo 80 Km Galbeed ka xigta Buuloburde ku dilay 150 ka mida dagaalyahanadda Al-Shabaab oo 30 ka mida ay ahaayeen Saraakiil sare.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip