[Daawo] Garguurte oo dhaqankii Abgaal ka dul sameeyay boqortooyo Waceeysle
Waagacusub.net- Dowladda ku guuldarreysatay dhameystirka hoowlihi loo igmaday Xassan Garguurte ayaa maal galisay aasaaska boqortooyo Waceysle oo la rabo ineey hoos tagaan dhaqanki soo jireen ka ahaa ee beelaha Abgaal.