Share with your friends via email

[Topnews:-]Dowladda Turkiga oo shaqada ka joojiyay 15,200 oo Macalimiin iskuulada iyo Jaamacadaha.

Wasaarada waxbarashada ee Turkiga, ayaa ku eedeysay inay xiriir la lahaayeen Fathullah Gulen oo saldhigiisu yahay Maraykanka, oo ay dowladda Turkiga ku eedeynayso inuu ka danbeeyay afgambigii milatariga ee guuldaraystay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip