[Xog:]Sawiro Ninkii Sawiradda ku xaday Madaxweyne Garguurte oo noqday Majeerteen u shaqeeya Mareykanka ?
Baaris Warbaahinta Waagacusub sameeysay ayaa lagu xaqiijiyay in ninkii gaarigga ku waday Madaxweyne Garguurte ee sawiradda ka qaaday isagoo hurdaa lagu magacaabo Faysal Xasan una dhashay beesha Majeerteen.