Share with your friends via email

[Sirculus] Diyaarado qarsoodiya oo habeenkii isticmaala garoonka Muqdisho ?

Waagacusub.net - Habeen walba waxaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho ka dega kana duulo qiyaastii 10 diyaaradood sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiil ka tirsan Nabadsugidda iyo Boliiska Garoonka iyo diblomaasiyiin ku nool Xeradda Xalane.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip