Share with your friends via email

[Topnews:-]Ninkii dhacay Lacagtii Qaran Express oo lagu abaalmariyay Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Somalia ?

Kumanaan qof oo Somalia kana mid ahaay Saamileeyda Shirkaddii Qaran Express ayey la yaab ku noqotay kadib markii ay ogaadeen in Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Somalia loo magacaabay Axmed Cali Kadiye oo ka mid ahaay dadkii lacagtooda dhacay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip