Share with your friends via email

[Wardegdega:] Maamulka Puntland oo dhacay Baabuur Galmudug ka degsatay Dekadda Boosaaso oo Boliiska lahaayeen ?

Waagacusub.net - Maamulka Puntland ayaa la wareegay todobo baabuur oo Ciidanka Booliska Galmudug u socday iyo baabuur nuuca aan xabadda karin ah kuwaas oo laga dejiyay Dekadda Boosaaso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip