Share with your friends via email

[Daawo] Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo Dowladda Xamar isu dhiibay

Madaxii Waxbarashada Kooxda Al-shabaab Ee Goballada Bay Iyo Bakool Ibraahim Aadan Ibrahim OO ku magac dheeraa Naddaara, ayaa Isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip