Share with your friends via email

[Sawiro & Magacyo] Rag Xamar loogu xiray iney Jaajuusiin u ahaayeen Sudan iyo Emirate-ka oo la sii daayay

Waagacusub.net - Xabsiga dhexe ayaa laga sii daayay shan nin oo lagu eedeeyay iney Dowladaha Carabta u jaajuusayeen arrimaha Somalia iyo habka ay u shaqeeyso Hay'adda Sirdoonka Qaranka Somalia ee NISA.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip