Share with your friends via email

[Topnews:-] Daawo Dowladda Kenya oo digniin u dirtay Gudoomiyahii Meru ee Somaliland tegay ?

Dowlada Kenya, ayaa warsaxaafadeed ay kasoo saartay socdaal uu dhawaan gudoomiyaha Gobolka Meru ku tegay deegaanada waqooyi ee Soomaaliya, ku sheegtay in Somaliland ay u aqoonsantahay maamul Goboleed katirsan jamhuuriyada Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip