Share with your friends via email

[Topnews:-] Somali dil ugu hanjabay muwaadiniinta India?

Waagacusub.net - Muwaadiniinta u dhashay India ee ka shaqeeysta dalalka geeska Africa ayaa wajahay xaalad cabsi badan kadib markii shacabka Soomaaliyeed ku hanjabeen iney dilayaan oo bartilmaameedsan doonaan dhamaan dadka u dhashay India .

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip