Share with your friends via email

[Topnews:] Kaadiriintii Jamhuuriga oo Trump ka jeestay iyo fadeexad hareeysay

Waagacusub.net - Musharraxa xisbiga Jamhuuriga ee doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu si iskiis ah u dhameysan doono todobaadyada ugu danbeeya ee ololahiisa doorashada madaxtinimada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip