Share with your friends via email

[Topnews:-] Muxyadiin Saabeey oo markii labaad Madaxtooyadda geeyay qaar ka mida Odayaashii Warsengeli ?

Muxyadiin Xasan Juris oo loo yaqaan Saabeey ayaa markii labaad caawa geeyay Villa Somalia qaar ka mida odayaal dhaqameedyadda beesha Warsengeli kadib markii kulankii habeen hore ku dhamaaday fashil iyo isfaham waa siyaasadeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip