Share with your friends via email

[Topnews] Soma Oil and Gas oo si degdega u shaacisay in Ra'isulwasaaraha cusub baabi'iyay saamigii uu Shirkadda ku lahaay ?

Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay dalka UK, ayaa u dhaqaaqday inay durba iska fogeyso Xasan Cali Kheyre, saacado kadib markii loo magacaabay ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip