Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Afhayeenka
Culumada oo diin la'aan ku sheegay kuwa diidan xuska
nabigeena SCW
Mogadishu 14
March 2009 Waagacusub Media
Afhayeenka Hay'ada Culumaa'udiinka Somalia ayaa
wax laga naxo ku sifeeyay inay jiraan dad sheeganayo
Muslimnimo hadana ka xun xuska nabigeena Muxamad NNKH
"Waxaan maqlay nin leh waxaan dalbanay in sameecadaha
Masaajidka hoos loo dhigo oo au nabiga cod gaaban ku
xusaan,waan naxay walaahi maxaa yeelay hadii Baardheere
iyo Mogadishu la leeyahay siirada nabiga hoos haloo
akhriyo maxaad fileeysaa London iyo Washington"ayuu
yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo la hadlay Waagacusub
Sheekh Nuur Baaruud wuxuu tilmaamay inay kooxaha dhiiga
u daadinayo lama xusi karo nabigeena suuban yihiin kuwa
aqoontooda diinta hooseeyso ama dan gaara ka leh.
Mar uu ka hadlayay go-aanka Xukumadda Federalka ay
ku ansixiyeen ku dhaqanka shareecada Islaamka wuxuu
ku sheegay wax wanaagsan.
" Dadku waa muslim,anigu waanba la yaabaa dadka
leh ku dhaqanka shareecada Islaamka hala qaato maxaa
yeelay qof Somalia oo diidan weligeey ma arag,hadiise
Xukumadii leedahay dowlad Islaamiya ayaan nahay waa
wax wanaagsan"ayuu yiri Sheekh Baaruud
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new