Saraakiisha Shabaabka ee ku sugan Degaanka Bardheere ayaa
Go’aamo culus dhex dhigey shacabka deganhalkaasi ,iyadoo
shabaabka ku hanjabeen mudo ee qabteen cida hubkeeda
qariso oo lagu arko mudada kadib in hubka kala wareegi
doonaan una aqoonsan doonaan cadow kasoo horjeedo
maamulkooda sida uu shaagey
Muxumed
Ismaaciil Gadaasheey oo ah Masuul katirsan
Shabaabka Bardheere
Sidoo kale
Masuulka waxa uu ka Hadley dagaal dhawaan degaanka
Bardheere ku dhex marey shabaabka iyo Ahlusunna Waljameeca
,isagoona dagaalkaasi sheegey in uu dhex marey iyaga iyo
maleeshiyo tabobar kasoo qaatey dowlada Itoobiya
Islamarkaana uu inkirey in dagaal u dhaxeeyey Shabaabka
iyo ururka Ahlusunna Waljameeca uu ka dhacey Degaanka
Bardheere ee Gobalka Gedo.
Hadalka
kusoo yeerey Shabaabka heesto Bardheere ayaa qeyb ka ah
amaro ee kusoo rogaan goobaha ee gacanta ku dhegaan ee
kamid ah Gobalada Dalka Qarkood.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new