Kulanka uu
horkacayey Madaxweynaha Dowlada Ugandha Yuweri Musaveni
ayaa xaley ka dhacey Magaalada Campala ee dalka Ugandha
Islarkaana Kulankaasi looga Hadley arimo ka mid yihiin
amaanka dalka Somalia lasii saa’idiyo ,iyo in dowlada
ugandha ee garab kusii dhisida dhismayaasha wasaaradaha
Dowlada Somaalia iyo arimo kale sidii Saxaafada u shaagey
Safiirka Somalia u fadhiyo dalka Ugandha.
Sidoo kale
Safiirka waxa uu shaagey in kulan uu Madaxwaynaha Galinka
denbe ee manta uu kulan la qaadan Doono Jaaliyada
Somaalida Campale Islamarkaana ee ka wada hadli doonaan
Arimo wax tar u eh Dowlada Midnimada Qaran ee Somaalia.
Kulanka
Madaxwaynaha Xaley qaatey Madaxda Dowlada Ugandha ayaya
qeyb ka ah socdaalo uu baryahaan ku bixinayey Dalalka la
sxbka ah Dowlada uu Madaxwaynaha ka yahey Dowlada
Midnimada Qaran ee Somaalia.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new