Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Ganacsade Somalia oo lagu dilay Mareykanka +Sawiro.

Ohio 15 March 2009 Waagacusub Media


Ganacsade Somalia oo Maqaaxi laga cunteeyo ku lahaa Magaaladda Columbur Ohio ayey kooxo hubeysan oo wejiga duubtay ku dhex dileen goobtiisa ganacsiga oo lagu magacaabo Iftin xilli uu macaamiishiisa u siday cunto ay ka dalbadeen.
 


Ganacsadaha la dilay oo lagu magacaabo Maxamed Aadan ,da'diisana lagu sheegay 32 jir waxaa dilkiisa fuliyay sedex nin oo doonayay inay dhacaan dad ka cunteeynayay maqaaxidiisa sida ay Waagacusub u sheegeen goobjoogayaashii indhahooda ku arkayay marka la dilayay.

"Waxay noo soo galeen maqaaxida ka gadaalna way na baarteen,wejiga ayaa u xirnaa waxaana dhacday inuu korshiinka ka soo baxay Marxuum Maxamed Aadan oo noo siday cuntadii dalabka,sidaas ayeyna u dileen"ayuu yiri nin ka mida dadkii joogay Maqaaxida Iftin oo la hadlay Waagacusub Media.


Allaha u naxariistee ganacsadaha la dilay wuxuu ka mid ahaa dadka Soomaaliyeed ee u ololeeya nabada iyo is dhexgalka bulshada sida ay wada qireen Somalida ku nool Columbus.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Mareykanka lagu dilo Muwaadiniin Somalia.

Deeqo Sonna
columbus Ohio USA

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new