Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Taliyaha Ciidamada police-ka Somalia oo soo gaaray  Muqdisho.

Muqdisho 15 March 2009 Waagacusub Media


Taliyaha ciidamada police-ka Somalia General Cabdi Xassan Cawaale (Qaybdiid) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee wadanka Somalia kadib markii safar isbuuc ah uu ugu maqnaa dibada, generalka oo ka hadlay safarkiisii ayaa sheegay in arimihii uu u baxay ay ku soo dhamaadeen guul isla markaana la keenayo ciidamadii tababarka dibada loogu qaaday.
 
Generalka oo isla markii uu soo dagayba amar ku bixiyey in askari ka tirsan jamhuuriyada Somalia uusan hub la gaaf wareegi karin gudaha magaalada muqdisho haddii aysan jirin arimo muhiim ah.

Taliyaha ayaa hadalkiisi raaciyey in ay bateen dhibaatooyinka ay ciidamadu u geysanayaan shacabka isla markaana ay soo gaareen dacwooyin badan oo ka dhan ah askarta dowlada isla markaana sheegay in ay wadatashi kadib ay go'aan ku gaareen in askari ka mid ah askarta jamhuuriyada uusan hub la dhax mari karin gudaha magaalada muqdisho.

Safarka taliyaha uu ugu maqnaa wadamada dibada ayaa ahaa mid uu tababaro ciidmada dowlada loo waday uu u kaxeeyey isla markaana uu ku soo guuleystay in uu sameeyo ciidan awood leh oo Soomaaliyeed balse howshu wali ay socoto ciidamadana la keeni doono haddii eebe idmo.

By:C/laahi Kulane
Waagacusub Media
nayrobi-Kenya


Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new