Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Saraakiishii
hogaamineysay dagaalka Wabxo oo meydkooda la helay+Sawiro
iyo codad
Ceelbuur 16
March 2009 Waagacusub Media
Saraakiishii Kooxda Al-Shabaab ee hogaamineysay dagaalkii
degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud ayaa meeydadkooda
laga helay jiidihii lagu dagaalamay.
wabxo.JPG)
Meeydadka la helay muuqaalkooda
waxaa ka mid noqday Korneyl Dhiif oo ahaa ninkii heystay
taliska Shabaab ee Wabxo waxaa kale oo ku jira 12 nin
oo ajnabiyiina
.JPG)
wabxo.JPG)
Maleeshiyadii Shabaab ee ku dagaalantay
Wabxo ayaa la soo sheegay in firxadkooda uu dhaafay
dusha sare ee Matabaan.
Somalia:Al-Shabab
hardliners lose key military base in central Somalia
16.03.09
Clickhere
Dagaalyahanada Seefta Ahlusunna
qaaday waxaa ka mida wiil la dhashay Mukhtaar Roobow
Ali oo jeebkiisa laga helay warqad ay ku qoran tahay
magaciisa,Hassanow Ali.

Weriye ka tirsan Waagacusub la
socday xoogaga Ahlusunna Wal jameeca ayaan la xiriirnay
markii uu dagaalka socday hasse yeeshee kelmado kooban
kadib wuxuu sheegay in Wabxo isqabsatay rasaasta,waxaana
la maqlayay dhawaqeeda.
wabxo2.JPG)
Weriye ku sugan Galgaduud oo aan
wareeysanay ayaa si kooban uga hadlay dagaalka,sidoo
kalena dhaqtar ka shaqeeyo Isbitaalka Ceelbuur ayaa
sheegay inay daweeynayaan sagaal ka mida dhaawacyadda
Maleeshiyadii Shabaab.
Dhaqtarka oo lagu magacaabo Dr
Bashiir wuxuu Idaacadda Waagacusub maqashiiyay codka
caruur iyo haween ku hor banaanbaxaya dhaawacyada Shabaab
iyagoo dalbanaya inaan la daweeyn maadama ay diideen
fikrada culumaa'udiinka Ahlusunna.
Banaanbaxayaasha waxay ku dhawaaqayeen"Waxaanu
dooneynaa ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo Culumadeena
Ahlusunna,Halkaan ka
dhageyso Wareysiyada oo dhan ama
rogo
Afhayeenka Ahlusunna Wal jameeca
Sheekh Cabdullahi Sheekh Cabdi Raxmaan Abuu Yuusuf Al
Qaadi oo aan wareeysanay isagoo jooga Wabxo ayaa ka
hadlay dagaalka ay galeen,waxaana sidoo kale sheeganay
Afhayeenka Xisbiga ay Ahlsunna u bixisay Xisbul Asnaam
Muusse Caraale .Wareeysiyada
labada Afhayeen Halkaan ka dhageyso ama
rogo
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new