Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Puntland oo ka hadashay xariga Agaasimihii Tv-ga ETN.

Puntland 18 March 2009 Waagacusub Media

Agaasimihii Tv-ga ETN Cabdi Wali Shiikh Xasan oo ay Ciidamadda Police-ka ee Magaaladda Boosaaso Saldhiga u taxaabeen Maalinimadii shalay ahayd xili uu isku diyaarinayey in uu safar ugu baxo Magaaladda Garoowe ayey xarigiisa ka hadleen maamulka Puntland.
 

Wasaaradda Warfaafinta ee Puntland ayaa iska fogeeyey in ay Agaasimaha TV-ga ETN u xidheen Hawl Saxafinimo loona haysto Dacwado kale kana gaabsaday inay shaaciyaan, balse Hay'adaha Garsoorka Gobalka Bari ayaa shaaciyey in aan Maamulahan loo haysan danbiyo kale laakiin lagu soo xidhay amar uga yimi Wasaaradda Warfaafinta , waxaanse wali cadayn sababta loo xidhay Cabdi Wali Shiikh Xasan

Cabdiwali Shiikh iyo walalkii Cabdiraxmaan ayaa sanadkii 2005kii waxa ay Magaaladda Boosaaso ee xarunta G/bari ka hirgaliyeen Tv-ga ETN iyada oo uu hadeerna Xafiis cusub ka furtay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda wadanka Kenya lagana Daawado Daafaha Aduunka intiisa badan
Xadhigan Cabdiwali Shiikh ayaa waxaa loo malaynayaa in ay ka dambaysay Cago Jugley iyo Cabudhin xoogle oo ay in dhaweydba wadeen Maamulka Cusub ee Puntland, sidoo kalane Ururadda Saxaafadda Calaamka iyo kuwa Soomaalidda ayaa Canbaareeyey Xadhiga Agaasimaha ETN, waxa ayna ugu baaqeen in bilaa shuruud lagu soo daayo Cabdiwali Shiikh

Saxaafadda Puntland ayaa iyadu ahayn Madaxbanaanayn, wariyaasha iyo Mas’uuliyiinta Hay'adaha Warbaahinta ka hawl-gala Puntland ayaa inta badan la kulma Xadhig iyo Hanjabaado

Cabdiqani Makhtal Maxamed
0025290637448

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new