Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Maamulka GalMudug oo shaaciyay xil culus oo banaan+Wareegto
Galmudug 18
March 2009 Waagacusub Media
Gudoomiayaha Goalaha baarlamnka Galmudug Max’ed
Salad ducaale oo xafiskiisa ka soo saaray warqad
qoraal ah oo saxaafadda loogu tala galay ayaa waxa uu
shaaca kaga qaaday in jagada Madaxweyne ku xigeenka
Galmudug tahay mid waqitgaani banaan isla Markaasina
qofkii doonaya jagadaas oo ka tirsan Galmudug isu soo
sharixi karo
Qoraalka Max’ed Salad Ducaale ayaa
waxaa ku xusan in uu istiqaalad is casilaad ah soo
gudbiyay Danjire Cabdi Salaan xaaji Ax’ed Liibaan {dhabancad}oo
ahaa madaxweyne kuxigeenka Galmudug tan iyo wixii ka
danbeeyay doorashadii Maamulka Galmudug state laba
sano ka hor
Waxa uuna Mudane Max’ed salad ducaale sheegay asagoo
ku hadlayay Magaca ku simaha madaxweyanaha isla
markaasina ah afhayeenka ama gudomiyaha baarlamanka in
mudo15 cisho gudohood ah Musharixii isu sharaxo
jagadaasi uu soo gudbin karo CV-giisa, iyo arimaha
kale ee muhiimka u ah musharxnimadiisa xilkaasi banaan.
Dhanka kale Mudane Max’ed Salad ducaale
ayaa soo bandhigay Magacaabis xubno cusub oo wakiilo
uga noqonaya Galmudug Gudah iyo dibada waxa ay ayna
Uqornayd Sidaan:
Eeg Dugument Orginal

Cabdalla M.C/lle
Gaalkacyo GalMudug Satate
+25290752260
Cabdalla45@hotmail.com
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new