Dibadbaxaani ayaa
Ujeedkiisa ahaa sidii loo furi lahaa wadooyinka Colaadaha
u xirmey iyo in laqaato nabada,iyadoona Banaabaxaani ee
kazoo qeyb galeen Masuuliyiin ka socda Gudiga Ardeyga
Gobalka Banaadir iyo Ururuka Horimarinta Haweenka ,waxaa
sidoo kale kazoo qeyb galey Boqolaal Ardey ah oo ka kala
socoto Qeybaha kala duwan ee Iskuulada Gobalka Banaadir.
Dadweynihii Kulankaan
isugu yimid ayaa sitey Baroorar badan oo eek u
mujiinayaanka Ujeedkooda iyadoona dhahayey Erayo ee kamid
ahaayeen hala furo Wadooyinka, nabad ayaan dooneynaa iyo
areyo kale waxa eena dadwaynahaahi ee cagta mariyeen
Xaafado katirsan Degmada Hodan oo dhawaan dagaalo ee ka
dhaceen.
Sidoo kale waxaa hadalo
usoo jeediyey Dadweynihii Banaanbaxayey masuuliyiin ka
kala socdey Gudiga Ardeyda Gobalka Banaadir iyo Ururka
Hormarinta Haweenka kuwaasi oo qeybaha kale duwan ee isku
hayo Muqdisho ka codsadey in Fureen wadooyinka Colaadaha u
xirmey Islamarkaana ee sheegeen in Wadooyinka Xirmey ee
Saameen ku yeesheen Iskuulo waa weyn oo ee wax ka baran
jireen Kumaan ARdey ah oo haatan waxbarashoodi hakad
gashey.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new