Odayaasha ayaa
kulankooda kasoo saarey Baaqyo culus oo loo direy Xoogaga
Islaamiyiinta B/wayne ku sugan oo caadeystey in ku dhex
dagaalmaan dadka Rayidka kadib markii dhawaan dagaal
dhexdooda uu ka dhacey Magaalada B/wayne .
Nabadoon Xaaji Maxamuud
Axmed Xooshow ahna Godoomiyah Odayaasha Gobalka Hiraan
ayaa Kulankoodi ugu waramey Qeybaha kale Duwan ee
saxaafada Somaalida Isagoona shaagey ayaa wax laga xumaado
ku tilmaamey Xoogaga Islaamiyiinta ee dagaalka isga
horyimid Islamrkaana uu ugu baaqey in khilaafkooda ku
dhameesteen Wada hadal .
Nabadoon Xooshow ayaa
sidoo kale ku baaqey in la iska garabsiisto dhamaan
Xaalada ka jiro Guudahaan Gobalka Hiiraan Islamarkaan si
wadajir ee u wada fulin doonaan odayasha
dhaqanka,waxgardka,culumaa’udiinka iyo xoogaga muqaawamada
Si loola gaashaanto colaado danbe oo ka dhaco Gobalkaasi.
Baaqa Odyaasha Hiiraan
ayaa kusoo aadey Xili khilaafaad dagaalo lagu hoobtey
Dhaliyey oo u dhaxeyey Islaamiyiinta ku sugan Gobalka
Hiiraan.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new