Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Champions
League Oo Ay Isku Soo Aaday Liverpool & Chelsea.
Champions League 21
March 2009 Waagacusub Media

NYON, Switzerland, (Reuters) -Manchester
United macalinkeeda Alex Ferguson ayaa sheegay inuu ku
faraxsan yahay inuu ku soo aaday kooxda Porto markii
shalay lagu dhawaaqay isku aadka wareega 8-da ee
Champions League , isagoo sheegay inuu ka baqayay inuu
ku soo aado Barcelona taasoo laga yaabo isku soo aadaan
semi-final.
Isku aadkii shalay lagu sameeyay
xarunta UEFA waxaa sidoo kale si lama filaan ah mar kale
iskugu soo aaday Liverpool iyo Chelsea, kuwaasoo markaan
ay u tahay markii 5-aad ee ay isku soo beegmaan
tartankaan . Labadaan koox sidoo kale 3-mar ayeey ku
kulmeen semi-finals 4-tii sano ee ugu dabnbeysay.
Liverpool ayaa sanadihii 2005 iyo 2007 badisay halka
kooxda reer Londoner ay sanadkii tagay waqtigii dheeriga
ahaa ee ciyaarta lagu daray ay final u soo baxday.
Sidoo kale Barcelona ayaa ku soo beegantay Bayern Munich
halka Villarreal ay la ciyaari doono Arsenal.
Arsenal waxey kooxda reer Spaniards ay ka badisay
sanadkii 2006 markii ay isku arkeen semifinalah ka hore
intii aysan Barca aysan ka qaadan koobkii markii ay
ciyaarta final isku arkeen.
Lugta 1-aad ee ciyaarahaan ayaa la ciyaari doonaa April
7 iyo 8 halka lugta isku soo noqshada la ciyaari doono
todobaad kadib.
In semi-finals, waxey isku soo aadi doonaan kooxda
United or Porto waxey la ciyaari doontaa Villarreal or
Arsenal halka Barcelona or Bayern ay la ciyaari doonto
Liverpool or Chelsea.
Kulamada semi-finals waxaa la ciyaari doonaa April 28/
29 iyo May 5/6.
* Holders Manchester United to play Porto
* Liverpool face Chelsea again
* Barcelona to meet Bayern Munich
* Arsenal play Villarreal in repeat of 2006 semi
Sir Sunni Said Salah
sirsunni@gmail.com
Senior Somali Sports Journalists
P.O BOX-15352-00100 Nairobi
Phone-+254-721-424242
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new