Markabkan oo sidey
alaabo ganacsi oo nucyo badan isugu jiro kana soo
shireecey Magaalada Dubai ayaa Kooxaha Burcad badeeda ku
qabsadeen xeebaha Somalia Xili uu soo socdey Dekada
Magaalada Muqdisho ee Somaalia.
Markab laga leeyahey
DalkaIndia ayaa laga shaagey in saarnaayeen Shaqaalo lagu
qiyaaso ku dhawaad 17 una dhashey dalka India ayaa haatan
dib u biloodey safarkiisa .
Sikastaba haba ahaatee
Markabkaan Burcad badeeda fasaxdey ayaa kusoo beegmayo
xili dhawaanahaan Maraakiibta Dagaalka eek u sugan Gacanka
Cadmeed ee badbaadiyeen dhowr markab oo ganacsi oo kooxo
burcad badeed ah soo weerareen.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new