Djabuuti,
27 Janaury
2009 Waagacusub Media
Aamina Saciid,Cabdulahi Cilmi Naaleeye iyo Ahmed Macalin
Yusuf ayaa beesha Sacad Habargidir kaga mid noqday sedex
Xildhibaan oo ay ka heleen awood qeybsiga xubnaha
baarlamaanka ee Isbaheysiga dib u xoreynta Somalia.
Aamina Saciid oo Sacad uga sii abtirsata Reer
Nimcaale.waa dhaqtarad safka hore ka gashay gulufkii
lala galay Ciidamadii gumeeysiga Ethiopia ee laga saaray
Dalka Somalia,waxayna degan tahay Dalka Sweden waloow
hada ay joogto DJibouti.
Cabdulahi Cilmi Naaleeye oo Sacad uga abtirsada Reer
Ayaanle,wuxuu ka mid yahay qurba jooga degan dalka
Ingiriiska,wuxuuna ku leeyahay ganacsiyo.
Ahmed Macalin Yusuf oo Sacad uga abtirsada Awbakar Culus
wuxuu yahay Gudoomiyahii xilkiisa ku waayay musuqmaasuq
ee Maxkamadii AlFurqaan,wuxuuna mudooyinkii ugu
dambeeyay ku noolaa Magaaladda Asmara oo uu kaga
wareegay DJibouti.
Halkaan
ka dhageyso Muxaadaro Janaqoow
DHAGEYSO
HEESTA WAAGACUSUB EE SANADKA CUSUB 2009
Faallo-Xulka
Bariiska Jaayga Ku Soo Cunay Xerada Jabouti Iyo Natiijadiisii+sawiro
Mohamed
Qanyare should sue the Atlantic, not threaten Waagacusub
Dhageyso
Su-aalaha iyo Muxaadarada Hassan Dahir
Afhayeenka
Hawiye Vs Mukhtaar Roobow -Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new