Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Madaxweynaha Somaalia oo dhaliiley fariin dhawaan uu soo Direy Usaama Bil laadin.

Magadishu 28 March 2009 Waagacusub Media

Madaxwaynaha Dowlada Midnimada Qaran ee Somalia Sheikh Shariif sheikh Ahmed ayaa Shir Jaraa’id uu Qasrigiisa Madaxtooyada ku qabtey kaga Hadley Socdaalkii uu mudadaan kusoo marey Dalal afrika ka tirsan iyo wixii soo kordhey dhaliil iyo amaan intuu dalka ka maqnaa.

Proff Qudubi iyo Taariikhda Sheekh Aweys Allaha u naxariistee Dhageyso
 

Madaxwayne Sheikh Shariif ayaa Shirkiisa Jaraa’id ee Maanta ku shaagey Dalalka uu booqdey Mudadii dalka Socdaalka ugu maqnaa isagoona shaagey in uu booqdey Shan dal oo ka tirsan Qaarada Afrika kuwaasi oo dhamaantood tageerey Ujeedka uu ugu socdaaleen Madaxwaynaha iyo Wafdigii uu hogaaminayey.

Sidoo kale waxa uu madaxweyna ka warbixiyey fariin dhawaan uu soo direy Hogaamiyaha Ururka Al-qaacida isagoona ku  tilmaamey hadalka usaama mid caqabad ku ah Nabad ee helaan Shacabke Somaaliyeed lana doonayo in shacabka dhibaatada kusii jirean isagoo fiirsanayo dano gurcan oo aan maranaba usoorta galeen .

Waxaa sidoo kale madaxwaynaha uu Iska fogeeyey hadal kamid ah Fariintii Usaama soo direy oo aheed in Dowladiisa u shaqeyso Reer galbeedka islamarkaana uu madaxwaynaha shaagey in dowladiisa ka madaxbanaan waxa uu usaama ugu yeerey reer gaalbeed eena dowladiisa ka shaqaaneyso dib u dhiska dalka iyo shacabkaba.

Sidoo kale waxa sheikh shariif waxa laga xumaado ku tilmaamey hadalada gaaleynta ah ee bulshada iyo Masuuliyiinta Dowlada laga fidinayo masaajidada alle iyagoona Xoogaga Mucaaradka ee xukun iska ridayaan sidii in Diinta iyaga loo soo dhiibey  waa sida madaxwaynaha hadalka u dhigey.


Sheekh Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso

Muxaadaro Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso

Xildhibaan Kismayo tegay Dhageyso ama Download

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new