Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Khawaarijta Shabaab oo Website-kii Kadaaib lagala wareegay.

Mogadishu  29 March 2009 Waagacusub Media

Website-kii afaraad ee kooxaha Khawaarijta Shabaab ku faafin jireen wararkooda ayaa hawada laga saaray ka gadaal markii ninka maamula ee lagu magacaabo Cilmi Cali uu isku dayay inuu xiro Website-yo uu ka mid yahay Waagacusub.com.

Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub 29.03.09 Dhageyso ama Download
 

Ninka Khawaarijta u sameeyay Kataaib.info oo sameeynta Website-ka u isticmaalay Credit Card uusan lahayn wuxuu isku diiwaangeliyay inuu ku nool yahay Mogadishu,uuna leeyahay Shirkad Warbaahineed oo lagu magacaabo Warsan Media hasse yeeshee dabagal lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday inuu sagaal sanadood ku nool yahay Yurub,uuna markii ugu dambeeyay Emailo u qoray Shirkadaha Hosting gareeya Websiteyada Somalida qaar isagoo iska dhigaya Company ka diiwaangashan Europe.

Cilmi Cali mar wax laga waydiiyay sababaha ku qasbay inuu ku dhiirado sameeysasho warqado been abuura iyo faafin warar ka baxsan anshaxa Saxaafadda,Diinta Islaamka,Bini-aadamnimadda iyo Somalinimada wuxuu qirtay inuu qalad ku kacay.

"Website-kii ugu horeeyay ee Shabaab sameeysteen,midkii ku xigay iyo midkii ugu dambeeyay ee Kataaib.net waxaan rumeeysnahay inuu xiritaankooda ka shaqeeyay tifaftiraha Waagacusub maxaa yeelay 9 November 2009 ayey wiilal jooga Xamar soo dhigeen warbixin ka dhana iyo sawirkiisa,waxaana uu Website-ka hawada ka baxay 13 Janaury 2008"ayuu yiri Cilmi Cali .

Inkastoo Cilmi Cali ogeeyn dimbiyada uu galay heerka ay gaarsiisan yihiin iyo gaaleeysiintii uu gacantiisa ku gaaleeysiiyay Masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia Sheekh Shariif Sheekh Ahmed hadana marka dhinac kale laga eego kuma quus qaadan Emailo ay is dhaafsadeen Weriyeyaal,looguna sheegay in jidkii ay mareen kuwii ka horeeyay la marsiin doono Kataaib.info hadii aan laga joojin macluumaadka diin la'aanta u badnaa ee lagu faafin jiray.

Weriye ka tirsanaan jiray Website-kii AlMujaahid ayaa Waagacusub u sheegay in dhamaan Shabaakadahooda u fureen sidii ay u soo dhigi lahaayeen warbixino maqal iyo muuqaal leh si ay isaga iibiyaan kooxaha ay u shaqeeyaan ee Al-Qaeda.

Fidnada Khawaarijtu Somalia ka geysatay ma yara af iyo adin,waxaana hubaala in hadii shacabka Soomaaliyeed si wadajira u uleeyaan aysan orodkooda meel dheer ku tageeyn.

Weriyeyaashii ugu caansanaa Somalia,Culumaa'udiinkii,Waxgaradkii,Ganacsatadii ayey dileen,waxayna sidoo kale u hanqaltaageen inay afka qabtaan Warbaahinta xorta.

Maahmaah Somalia waxay tiraa, Libaax tuuryo waxba kama dhibto,Waagacusub iyo Weriyeyaasha qorana waa la mid.

Halkaan waxaad ka akhrisataa Maclumaadkii qarsoonaa ee Kataaib..info iyo sida looga daba tegay wax walboow isticmaalay.

Registrant:

Domain ID:D27582445-LRMS

Domain Name:KATAAIB.INFO

Created On:29-Jan-2009 23:48:17 UTC

Last Updated On:25-Mar-2009 15:53:01 UTC

Expiration Date:29-Jan-2010 23:48:17 UTC

Sponsoring Registrar:eNom, Inc. (R126-LRMS)

Status:CLIENT HOLD

Status:CLIENT TRANSFER PROHIBITED

Status:TRANSFER PROHIBITED

Registrant ID:b46aeaa5828ffcb5

Registrant Name:cilmi cali

Registrant Organization:warsanMedia

Registrant Street1:Jidka Sodonka 187

Registrant Street2:

Registrant Street3:

Registrant City:Mogadishu

Registrant State/Province:NONE

Registrant Postal Code:23876

Registrant Country:SO

Registrant Phone:+252.15540016

Registrant Phone Ext.:

Registrant FAX:

Registrant FAX Ext.:

Registrant Email:H.X@LINUXMAIL.ORG

Admin ID:b46aeaa5828ffcb5

Admin Name:cilmi cali

Admin Organization:warsanMedia

Admin Street1:Jidka Sodonka 187

Admin Street2:

Admin Street3:

Admin City:Mogadishu

Admin State/Province:NONE

Admin Postal Code:23876

Admin Country:SO

Admin Phone:+252.15540016

Admin Phone Ext.:

Admin FAX:

Admin FAX Ext.:

Admin Email:H.X@LINUXMAIL.ORG

Billing ID:b46aeaa5828ffcb5

Billing Name:cilmi cali

Billing Organization:warsanMedia

Billing Street1:Jidka Sodonka 187

Billing Street2:

Billing Street3:

Billing City:Mogadishu

Billing State/Province:NONE

Billing Postal Code:23876

Billing Country:SO

Billing Phone:+252.15540016

Billing Phone Ext.:

Billing FAX:

Billing FAX Ext.:

Billing Email:H.X@LINUXMAIL.ORG

Tech ID:b46aeaa5828ffcb5

Tech Name:cilmi cali

Tech Organization:warsanMedia

Tech Street1:Jidka Sodonka 187

Tech Street2:

Tech Street3:

Tech City:Mogadishu

Tech State/Province:NONE

Tech Postal Code:23876

Tech Country:SO

Tech Phone:+252.15540016

Tech Phone Ext.:

Tech FAX:

Tech FAX Ext.:

Tech Email:H.X@LINUXMAIL.ORG

Name Server:NS1.KATAAIB.INFO

Name Server:NS2.KATAAIB.INFO

Fiiro gaara:
Cidii afkaartooda guracan diido waa gaal,cidii ka adkaato waa basaaskkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Allaa Mahadleh


Sheekh Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso

Muxaadaro Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso

Xildhibaan Kismayo tegay Dhageyso ama Download

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new