Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub
29.03.09
Dhageyso ama
Download

Munaasabada oo ka dhacay Magaalada
Nairobi ee Dalka Kenya oo ay ka qeybgaleen Mas'uuliyiin
ka socotay International Media Support ee Nairobi,
Guddoomiyaha Xaruunta udooda Xaquuqda Aadamaha Ee DR
Ismaciil Jimcaale Marwo Maryan Xuseen Maxamed Awreye iyo
weliba mas'uuliyiin kale oo ka socotay Ururrada Bulshada
Rayidka iyo weliba Xildhibaano kasocday Dowlada
Soomaaliya iyo Qeybaha kaladuwan ee Saxaafadda..

Oogu horeyntii waxaa halkaasi kahadashay Marwo Maryan
Xuseen Awreeye oo kasocotay Xaruunta Xaquuqda Aadanaha
ee DR, Ismaciil Jimcaale ee fadhigeeduyahay Magalada
Muqdsiho waxeyna Hadalkeeda kubilowday iney ku faraxsan
tahay dhilin Soomaaliyeed ee is Abaabushay sida aay oogu
tashanlahayeen dalkooda iyo daadkooda Taasina eey kamid
tahay Hor,umarka eey gareen dhalinyarada soomaaliyeed
iyo San San da nabadeed ee Garidonaan Dhalinyarada
walalaha ah ee 20sano lakala Irdheyaay waa sida eey
hadalka udhigtaye.

Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay Dr,Antti Kuusi oo
asagana ka socday International Media Support waxuuna
sheegay iney maanta tahay xalada soomaaliya mid adag
lakiin eey ubaahan tahay Isfahanka dhalinta
Sooomaaliyeed waxa manta dagalamayo iyo waxa eey
ladagalamayaan waa dhalinyaro Soomaaliyeed hadii eey
ayaga kawada hadlaan Arimaha dalkooda iyo dadkooda iyo
isku duubni tanoo kale eey la imadaane waa lagaarikaraa
Xalka Umada Soomaaliyeed ee dhibatada bani eey Hareysay
taasi waa mida Soomaalida tan aan adinka idinkula
dardarmayaa waxey tahay Bal inaad isku daydaan sidii aad
u raadin laheyd dhalinyarada mideynteda iskukenideeda oo
haka caajisina hor umarka dalkiina iyo inaad meelo
badani aad ka dhaqan galisaan Uruurkani taasina waa
idinkula dardarmaa waana ku faraxsanahay dadaalkiina..

Dhanka kale waxaa halkaasi sharaxaad kooban ka bixiyaay
Gudoomiyaha Uruur Dhalinyarada Isbedaldoonka Soomaaliyee
Mudane Mahad muuse Maxamed oo halkaasi warkooban oo
kusabsan Ururkani kasheegay oogu horeynti Mahad ayaa u
mahadceliyaay dhamaan ka so qeyb galayaasha Munaasaba
Balaaran ee lagumagacabayo Dhilinyara isbedeldoonka
soomaaliyeed ee (Udhis) marti sharafta Saxafada
mas,uuliyiinta iyo daadweynaha kaladuwan
waadsalamatiahiin intaasi kadib hadii aan iddin sharaxo
uruurkaani Hadafka iyo Mowqafkiisa waaxaan ka dooneyno
waxey tahay sidii maanta looheli lahaa umada
Soomaaliyeed dhibaata ragaasisay iyo dhalinyaro fir
fircoon oo kasaarta dhibatada heysata shacbigooda iyo
mideynta dhamaan meel walba oo aay jogaan dhalinyarada
soomaaliyeed sidey ooga bixi lahayeen Mar xalada waxa
lagu magacdaray Qabaa,ilka iyo Kooxa Kooxeysiga oo ah
maanta dhibka meesha oogu badan ee uu kajiro marka loo
eegayo xalada soomaaliya ..

Islamunaasabada ayadane waxaa ka hadashay oo magaca
Saxafada Soomaaliya ku hadashay Marwo Sahro Maxamuud
Koronto oo umahad celisay uruurkan (Udhis) sida wacan ee
umartiqaden bahda Saxafada Soomaalida ayadoo
kubaraarrujisay iney kumidobaan dadaal iyo wax qabad
eeysan noqon sidii Ururu hore ee sidaan oo kale laagu
magacaabay meela kaladun hatanae eeysan jirin wax qabad
buuxa oo aay ka sohoyeen isu keenida iyo mideynta
dhamaan umada Soomaaliyeed dhanka kale waxey halkaasi
ooga mahadcelisay dhamaan Mediayaha ka soqeyb galay
Xafladaan sharafta leh .
Ugu dambeyntiina waxaa Xafladda lagu sogabagabeyaay hees
eey wada qadayeen dhalinyarada uruurkani oo aheyd
Dhilyaro Soomaali Weey dhalatoo Dhawaaqa Dhulkooda Ayeey
dhibsadeen..
Fu'aad maxamed Cilmi
fuaaddeeqsi@hotmail.com
Nairobi kenya
Sheekh
Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Muxaadaro
Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso
Xildhibaan
Kismayo tegay Dhageyso ama Download
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new