Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Puntland oo joojisay ka ganacsiga gaadiidka qoryaha xambaara.

Bosaaso 29 March 2009 Waagacusub Media

Maamulka goboleedka Puntland ee uu hogaamiyo Cabdi Raxmaan Faroole ayaa guud ahaan joojiyay in lala soo dego Renot gaariga loo yaqaan.
 

Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub 29.03.09 Dhageyso ama Download
 

Sarkaal ka tirsan nabadsugida Puntland ayaa Waagacusub u sheegay inay mamnuuceen Renotyadda sababa la xiriira cabsi laga qabo in qaraxyo loo adeegsado iyo in mucaradka ay ku xertaan qoryaha waaweyn ee tiknikada loo yaqaan sida dhashiikayaasha.

Puntland waxay hore u mamnuucday Baabuurta dheereeysa ee loo yaqaan Cabdi bilaha ,kuwaas oo inta badan la saaro qoryaha dagaalka.
sidoo kale Baaburta Yar ee lagu raxaysto oo horay lagu canshuuri jiray 700$ ayey ka dhigeen 1800$

Tilaabooyinkaan is xiga ayaa u muuqdo mid maamulka Puntland oo ku raadinayo sugida amaanka iyo soo celinta xasiloonida faraha ka sii baxeeysa ee Magaalooyinka maamulkaas sida Magaalada dekadda leh ee Boosaaso.

Todobaadkaan gudahiisa waxaa boosaaso ka dhacay qaraxyo is xigay iyo is rasaaseeyn sababtay in dadweynaha xabadka dhulka dhigaan,wuxuuna muuqaalka guud u ekaa sida Mogadishu.


Sheekh Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso

Tijaabi Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso

Muxaadaro Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso

Xildhibaan Kismayo tegay Dhageyso ama Download

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new