Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub
29.03.09
Dhageyso ama
Download
Inaguna daryeel iyo
Wanaag kuma daweynee
Waxa aan la diriraa
Dariiqyada xaqoo idil
Cudurka ina dilayoo
Ina degey dhamaanteen
Qabiil weeye daalina,
Hayeeshee ma deynee
Dabadaan ku wadanaa
Alle daayin weeyoo
Diin buu nasiiyoo
Doc walbaba wixii jira
Aayad baa daliil u ah,
Hayeeshee ma daynee
Docahaan ka dhaafnaa
Koleey waan dayownee
Duca waxan ku marayaa
Inuu daayin naga fura
Xabsiyadan na daashadey,
Alloow dawlad wacanoo
Daacadnimo ku xeel dheer
Dalka ay ka dhalataa,
Qabqablaha na daashadey
Alloow dabnb xun loo dhigo,
Al Shabaabkan soo degey
Ku qaraabta diimaha
Alloow daadku qaadaa,
Dadkii way xasuuqeen
Alloow daadku qaadaa,
Dulmanaha la xogeyna
Dhagax bay ku dilanayaan
Alloow daadku qaadaa,
Dumar gaajoo dubatoo
Raggooddii la dilayoo
Dhalaan diifi haysiyo
Docofadda u shaqo tegey
Derbi bay ku oodeen,
Al shabaaka soo degey
Alloow daadku qaadaa,
Sheekh
Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Muxaadaro
Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso
Xildhibaan
Kismayo tegay Dhageyso ama Download
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new