Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda Radio Waagacusub
29.03.09
Dhageyso ama
Download
Waxa kale oo uu Ibraahin intaa raaciyey in illaa
iyo markii warbaahinta laga sii daayey wareysigiisii ku
saabsanaa Xasuuqii Jasiira, ay dunida dacaladeeda kala
soo xidhiidheen dad u gaysanaya handadaad. Waxaanu yidhi
taas ayey la xidhiidhaa fariintan safiirka ee maantuna
igu leeyahay ka bax Suuriya.
Ibraahin iyo safiirka Soomaalida ee Suuriya waa isku
beel hasse yeeshee Safiirka Suuriya u fadhiya Somalida
waxaa uu astaan u noqday ka fogaanshaha diblomaasiyadda.
Dad badan oo ay ka mid tahay Fanaanad Soomaaliyeed oo
shoow u tegtay Suuriya ayuu falal ka baxsan
Bini-aadamnimada kula kacay,waxaana loo arkaa nin halkii
uu Soomaalida uu magaceeda ku joogo dalka ugu noqon
lahaa abuukate,u adeegsado askarta dalkaas si gumeeysi
iyo garba duub lagu laray.
Jaaliyadda Somalida Sarkaal u hadlay ayaa Safiirka ugu
baaqay inuusan noqon nin ku shaqeeya laaluush laakiin uu
noqdo Safiir u damqanaya Muwaadin kastoo Soomaaliyeed..
"Safiirkeena hada wuxuu ku shaqeeyaa sida dalaal,wuxuu
dalka soo geliyaa qaadka iyo wixii la mida ,waxaana u
dheer isagoo askarta noogu yeeri laakiin waxaan uga
fadhinaa inuu noqdo ergay u taagan magaca qaranka
Soomaaliyeed iyo daryeelka bulshadda"ayuu yiri ninka u
hadlay Jaaliyadda oo magaciisa u qariyay xaalad amaan.
Haddaba wareysigaas oo dhan ka dhegayso halkan hoose:
http://video.google.com/videoplay?docid=6286425574840340433
Sheekh
Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Muxaadaro
Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso
Xildhibaan
Kismayo tegay Dhageyso ama Download
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new