Culumada ahlu-sunna waljamaacah ee ku sugan dalka itoobiya
ayaa waxa ay si cara leh uga hadleen , falkii wuxuushnimada
ahaa , oo shareecada islaamkana si cad uga soo horjeeday
ee lagula kacay qabuurtii umaddii islaamka ee soomaaliyeed
ee ku yaalley Biyooleey .
Bartilmaameedka xulka Wareeysiyadda
Radio Waagacusub 29.03.09
Dhageyso
ama
Download
Markii ay dhagahooda soo gaartay
arintan murugada leh oo ay ku kaceen kuwa magaca diinta
ku ganbanaya ee qalalaasaha kawada dalka , ayaa waxaa
shirar iyo kulamo isdaba joog ah yeelanayey culumada
iyo shacabka ahlu-sunna wal-jamaaca ee guud ahaan dalka
itoobiya , gar ahaan magalada addis ababa ku nool ,
ayagoo ka dhiidhiyay qabuurihii islaamka oo la qufayo
,lana burburinayo , iyo culumadii siyaarada shiikh uways
dheere RC ka qeybgashay oo dil iyo dhacba loo geystay,taasoo
ah wax aan islaaamka aan raad ku laheen.

Gabay
la magac baxay Xaqa Suxufiga Dhageyso ama Download

Shiikh Shaafici Macallim C.llaahi oo kamid ah culumada
aadka looga yaqan somaliya gaar ahaan Magaalada CABUDWAAQ
Oo si aad ah uga hadlay taariikhdii uu shiikh Uways
Axmed ( Sh.Uwaysul qaadirii ) uu kulahaa fidinta diinta
islaamka ee Somalia , isagoo mashriq ilaa maqrib diinta
gaarsiiyey Somalia iyo waliba inta badan dalalka Africa
.waxa uuna yiri " Shiikh Uways ( RC ) waala yaqaan
, waxaa taqaan qeybaha kala duwan ee shacabka soomaaliyeed,
fidinta towxiidka ayuu ku caanbaxay , isagoo magaca
alle kor u qadaya , umaddana baraya cilmiga islaamka
qeybihiisa kala duwan, waxaana nasiib darro ah , in
maanta 2-dii mitir oo uu ku aasnaa looga dabatagay ,
waana wax taariikhda soomaaliya aan waligeed soo marin
, marka waxaan umadda islaamka ah ee soomaaliyeed ugu
baaqeynaa in ay meel walba , magaalo iyo tuulaba uga
kacaan , lagana saaro meelwalba oo ay baadilka kuwadaan
, maxaa yeeley nimankan waa khawaarij, burburinta iyo
dabargoynta umadda islaamka ah ee wanwanaagsan ayey
ka shaqeeyaan . kacdoonkiina waa bilaabmay , nasrigii
eebena waa yimid , baadilkiina waa burburay,shacbiyoo
daafaca culumada soomaaliyeed ee nool, inta aan ayagana
sabab loo noqon dilkooda , kana ilaaliya isbahaysiyadan
sheydaanka ah ee dalka maalin walba looga dhawaaqayo
" WABILLAHI TOWFIIQ
Isku soo wadaduuboo , Qabri in lasoo qufaa , oo la
burburiyaa maha wax baryahaan danbe dhagaha umadda soomaaliyeed
ku cusub , horay ayaa Al-shabaab iyo xuzbiyadan kale
ee magayada badan lahi waxay burburiyeen oo ay xitaa
la baxeen qabuur ay ku aasnaayeen culumo xaq weyn naga
mudan oo diinta nasoo gaarsiiyey , na barayna , kuwaas
oo ay kamid yihiin Sh.nuur xuseen RC, Shariif sheenyaaloow
RC ,Sh.Murjaan RC iyo Culumo badan . ayagoo arinta ugu
wayna ay noqotay oo umadda soomaaliyeed meel walba oo
ay joogaan ka fajacisay markii ey al-shabaab diideen
In la dhigo oo laga sheekeeyo siiradii Nabi muxammed
SCW oo bil walba oo RABIICUL AWWAL la dhigo , taasoo
oo dhalisay dagaallo ay foodda isku dareen umadda soomaliyeed
ee gobollada qaar ku dhaqan oo nabigooda difaacaya iyo
isbahaysiyada diinta ku ganbanaya ee al-shabaab IWM.
W/Q: Wariye Axmed Mahdi Maxmed (Khadar) iyo
Shikh C.fataax maxamed khaliif E:mail: axmedmbc@hotmail.com
iyo sh. cabdifitaax_12@hotmail.com
ADDIS ABABA-ETHIOPIA
Sheekh
Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Muxaadaro
Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso
Xildhibaan
Kismayo tegay Dhageyso ama Download
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new